Hees Amaan Ah Oo Loo Sameeyey Xaaska Abwaan Sahal" Zeinab Ahmed"

0
01 January, 1970 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 5543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hees Amaan Ah Oo Loo Sameeyey Xaaska Abwaan Sahal" Zeinab Ahmed"

    Heeso Maay Ah Oo Aad U Macaan Ayaa Loo Sameeyey Xaaska Abwaan Sahal Macalin Ciise Marwo Sharaf Maama Seynab Axmed Sahal oo ah Gabadha Gacanta ku hayso Abwaankeena Oo Inmudo Ah Xanuunsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heeso Maay Ah Oo Aad U Macaan Ayaa Loo Sameeyey Xaaska Abwaan Sahal Macalin Ciise Marwo Sharaf Maama Seynab Axmed Sahal oo ah Gabadha Gacanta ku hayso Abwaankeena Oo Inmudo Ah Xanuunsan.
Heestaan Waxaa Sameeyey Oo Alifey Habeena U Soo Jeedey Abwaanka Soomaaliyeed Abwaan cali Iithow oo had iyo jeer u taagan Buraarujinta & Soo Xasuusinta Bulshada Dadkii Waxtarka U Ahaa.

Heestaan Oo Dhowaan Soo Bixi Doonta waxaa Laxanka Saarey . Al Fanaan, Mu'alf, Laxamiste Xasan Huburow, waxaana Qaadi Doonta Fanaanda Caanka Ah Lucky Xaaji Waceys ooKunool Holland.

Miraha Heeska waa Sidaan:-


iithow waaytothaa colkeey ii abaarteyaa
iithow waaytothaa iyeey ajiskeeyaa
iithow waaytothaa oong ii iry jiilaala

oowlaadeey aawshoowaa etaa ogaaw mukoo eegy doono
ebedkeey mukoo aajisaa ereteeyna miky eediyaa
aradaaba ally oo dhikeey anaantaa my diidiniyee yee hee heey
ebedkeeyne mikii aasiyaa ereteeyna miky eediyaa
aradaaba ally oo dhikeey anaantaa my diidiniyee yee hee heey

hoo amuudno aduung malky waarayoo
eed hoo koo galiina i efaa iyeeyow
aakiraathii geeshenaa angfaqii janaad inii
ally nii azuumo iyeey isly aangnoo
ally niinku tuugey iyeeyoow
iyeey aamiing eroo

iithow aragaa aragaa abshirteyaa
iyeey eemaalkaa eemaalkaa aafimaadkeyaa
edkaa hooby dheego iyeey farhathaa ly ooyee
hindhoogey nurshoowaa etaa oroothaa mal oo waaye doono
iithow aragaa aragaa abshirteyaa
iyeey eemaalkaa eemaalkaa aafimaadkeyaa

edkaa hooby dheego ogaaw farhathaa ilmoothee
hindhoogey nuurshoowaa etaa oroothaa mal oo waaye doono
amarkaa leey oofiyo idaa leey maamuloo
athy leey ini kiing atheego ahdi kooky qaathey taasey yee heey heey
wal amuude aduung malky waarayoo
eed hoo koo galiina i efaa iyeeyow

aakiraathii geeshenaa angfaqii janaad inii
ally nii azuumo iyeey isly aangnoo
ally niinku tuugey
iyeey aamiing eroo

athably ii dooy iithow adunkuung dhaang
ahad athy ing haayneeba iyeey aqligeeyba diithey
iithow aaqilkii any ishaarithiyaa etaa
ani dhongba iithow iithowaa ingdigeey athy leey ky taalee
ileeyn mikiing wethoo aakiraa naag kiing ahaa
ibliis eeyniing shal gengneey
aqligaa qab oortaa dabrooyaa
aa hoo hoo

wal amuude aduung malky waarayoo
eed hoo koo galiina i efaa iyeeyow
aakiraathii geeshenaa angfaqii janaad inii

ally nii azuumo iyeey isly aangnoo
ally niinku tuugey
iyeey aamiing eroo

Abowasharow





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip