"Madaxweyne Shariif" Farmaajo Anagaa Dad Ka Dhigney"

0
01 January, 1970 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Shariif" Farmaajo Anagaa Dad Ka Dhigney"

    Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaalia Sh Shariif Sh Axmed ayaa ka jawaabay Ololo uu wado Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaalia Dr Gaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaalia Sh Shariif Sh Axmed ayaa ka jawaabay Ololo uu wado Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaalia Dr Gaas.

Madaxweynaha oo meel fagaaro ah oo Madaxtooyada kutaal kala hadlayay dad badan ayaa Farmaajo ku sheegay in uu yahay nin aan haysan wax taageero ah Markii uu dalka imaanayay.

Aniga ayaa keenay Farmaajo, waxaana uu ahaa shaqsi isagoo kaligiisa ah yimid Muqdisho’ayuu sheegay Sh Shariif oo aan helin sacabkii loo baahnaa markii uu hadalkaas dhahayay, laakiin qosol loogu badalay.

BANA








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip