Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Oo Gaarey Koonfur Afrika

0
01 January, 1970 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Oo Gaarey Koonfur Afrika

    waxaan halkaan kasalaamayaay walaalaheeyga kashaqeeyo baidoanews & Walalaaha Akhristiyaasha ah ee ku taxan Bogaan & kan Amaandhoorey, waxaana leeyahay salaaan sare, marka xigta waxan aad ugu faraxsanahay in aan maanta lahaano idaacado maay ah mise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan halkaan kasalaamayaay walaalaheeyga kashaqeeyo baidoanews & Walalaaha Akhristiyaasha ah ee ku taxan Bogaan & kan Amaandhoorey, waxaana leeyahay salaaan sare, marka xigta waxan aad ugu faraxsanahay in aan maanta lahaano idaacado maay ah mise qoraalo oon gaarno horomar inkastoo weli aan ka jiifno dhanka doowlada iyo bulshada isku duubnaanta taaswaxaa kasiidaran in aan yeelan weeyno xukuumad goboleedka aay yeesheen dadka kale oo inaga yar mise heeysan dhul kufilan mise dhaqaalo laheeyn taas aad ayaan uga xumahay waxan halkaan la fadhiyaa calool xumo iyo ciil hadan waxaa kaagadaran markii aan maqlay in laqabqabanaayo dhalinteena sookoreeysay oodhan kii qalad le &kiilaheenba kagadaran laguxukumo dhulkooda hooyo dhexdiisa aan laheeyn waxa abood ah maanta oo ku wii joogay xamar mise meelahakale laqabankarin why kuwaas dad ayeey leeyihiin oo udoodo lakiin d&m malaha dad dhiigleh oo waxatara kooda dhiigalahaa waa lacaayaa waa la yasaa waaa la ciribtiraa eee oo hinta waa iga dhamaatay ilaah naruuru hanookeeno waxan noqonay dad markasto laweeraro jago &hub ayaa nalaayey &in nalagu qabqabto luuqadeena hooyo taas waa gumeeysi iskacad ee waxan kudarsan lahaa ootalo ah in latooso oo waxa la iskufalo oo waxaqaba lamuu jiyo dad jacaceel dhul jaceel &in loo danqado dadkaad kadhalatay kadib ayaad la xisaabtamikartaa kuwakale horta anaga aan is hagaajino waxan kaloon dhihilahaa cidkasto oo ah d&m in uu hagaajiyo gobolka uudego iyo luulakasto cida degen in ee soo hagaa jistaan kadib las kugu imaado dhehda baydhawo iyo magaalooyinka waa weeyn intii lakaro markaas xal ayaa lagaaraayaa saan isleeyahay aniga fik radeeyda yar waa uu idhibaa in eey xukumaan wiilasheena yar yar cidka imaatay xamar mise garobe mise hargeeyso taas waa dhimasho iyo dhabar jebin nalagu hayo ee kaca dhalin yarada hakacaan aaway culumadii cida iyo waxa garadkii aad ayaan ugaxumahay hadal keeygana masookoobikaro waan buuxaa igaraalinoqda hadii meel qalad ah kudirayna


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip