• xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Xayeysiiska Shamey Telecom
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Waxgaradka Zurich Oo Si Qaali Ah U Marti Soorey C/qaadir Cali Boolaay

0
Sunday October 28, 2012 - 15:01:03 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1599
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka Zurich Oo Si Qaali Ah U Marti Soorey C/qaadir Cali Boolaay

    Xaflad Isugu jirtey Aqoon Kororsi, udabaal degid Ciidul Adhxaa & soo dhoweyn Saxafi C/qaadir cali Boolaay ayaa xalay waxay ka dhacdey Magaalada Zurich Ee Dalka Switzerland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Xaflad Isugu jirtey Aqoon Kororsi, udabaal degid Ciidul Adhxaa & soo dhoweyn Saxafi C/qaadir cali Boolaay ayaa xalay waxay ka dhacdey Magaalada Zurich Ee Dalka Switzerland .

Xafladaan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa kasoo qeyb galey dad aad loo xadidey kasoo qeyb galkooda oo ay ahaayeen dadkii indhaha u ahaa bulshada soomaalida kunool Zurich iyo weliba magaalooyin kale oo ay kamidka yihiin St.Gallen, Berno iyo meelo kale.

Qaban qaabiyaasha Xafladaan noocyada badan isugu jirtey ayaa ugu horeynba Xaflada Furey waxayna ka hadleen Doorka Iyo muhiimada loo qabtay Munaasabadaan too faah faahinteeda uu ku dheeraadey Mudane CABDOW--- oo kamaid ahaa qaban qaabiyaasha Xaflada.

Xafladaan oo isugu imaadeen dad dhamaantood soo wada qaatay Nimcadii dowladeed ka hor Burburka ayaa waxaa in badan ka ilmeysiiyey dadkaasi Wariye C/qaadir Cali Boolaay oo ka sheekeeyey Taariikho badan oo dadka qaarkii ay ugu jireen Mugdi.

Taariikh badan oo uu ka sheekeeyey Mr. C/qaadir Cali Boolaay , iyo kasoo qeyb galiyaashii qaar waayo arag ahaa sida Xaaji Maxamed Abow & Abwaan C/rixiin Hilowle Galeyr oo asna Gabayo aad loola dhacay halkaasi ka tiriyey.

Waxaa xigey Su’aalo iyo jawaabo guud ahaan ku saabsana waagii beri samaadkii qaabkii shaqo ee dowladii kacaanka iyo kadib burburkii dowladii dhexe ilaa manta.

Halkaan Ka Daawo Sawirada

Waxaa Iska lahaa Fikirka Casumaadka Rugacaagaan:-


1 Axmed Sheekh Cabdullaahi “ Camow”
2- Maxamed Sheekh
3- Xaaji Maxamed Abow

Qaban Qaabiyaasha Xaflada ayaguna waxaa kamid ahaa:-

1- Cabdalla Saciid
2- Maxamed Nuur Weheliye” Xayir”
3- Mudane Mire
4- Bashiir Goob doon
5- Cabdulahi Ibraahim Amaandhoorey

By:- Abdullahi Ibraahim " Amaandhoorey"

  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc