• Ileys Inc
  • xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Daawo Siminaarkii Maamul Usameynta Koonfur Galbeed Dadka Ka Qeyb Galey

4
Monday November 12, 2012 - 13:57:57 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1604
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Siminaarkii Maamul Usameynta Koonfur Galbeed Dadka Ka Qeyb Galey

    Siminaarkaan oo lagu wado in maanta lasoo gaba gabeeyo ayaa waxaa ka qeyb galay tiro dad ergo kur udhaafeysa 146 mudane oo isugu jira Haween, maaaqyo, siyaasiyiin, waxgarad, iyo wasiiradii dhowaan la magacaabey oo aan weli la ansixinin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Siminaarkaan oo lagu wado in maanta lasoo gaba gabeeyo ayaa waxaa ka qeyb galay tiro dad ergo kur udhaafeysa 146 mudane oo isugu jira Haween, maaaqyo, siyaasiyiin, waxgarad, iyo wasiiradii dhowaan la magacaabey oo aan weli la ansixinin.

Casharada Siminaarka ayaa waxaa Bixinayey Cabdi Eethang Hoosow Qabiir aad si fiican uwada kaseysaan waa ninkii Alifey Ereygii Caanka ahaa ee " Xildhibaan Teneg "

Casharada lagu baranayey Siminaarka ayaa waxaa kamid ahaa:-


1- Maxay usoo bur bureen ama bur buriyey maamuladii horey aan usoo sameyney ?

2-Yaa Nala Dega Dhulka koonfureed ee DM ay leeyihiin?

3-Sidee loo bad baadin karaa ama uu ku tag naan karaa maamulka hada lagu wado in la dhiso?

4-Waxaa berito laga doodi doonaan Arimaha Jubooyinka sida laga yeelayo, talaabada la qaadi karo iyo wixii laga dhihi lahaa Kooxda Burcad Dhuleedka ah ee xooga ku jooga Kismaayo.


Waxaa lagu wadaa in shirka uu soo xiro Gudoonka Baarlamaanka, ayadoo la filayo in shirkaasi uu kasoo baxo Warsaxaafadeed oo la isku wada raacsan yahay.

Halkaan Ka Daawo Ergooyinka Siminaarka Maanta Fadhiistey Wejiyadooda.

http://www.youtube.com/watch?v=UYHGJG4mTzs&feature=plcp

Filo maanta mar kale Sawiraan kale oo badan & Muuqaal uu Soo Gudbin Doono SomalimaiTv Warqabadkiisa Muqdisho


Liban Husein BANA Muqdisho



  • 4 Comments

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc