Abwaanka soomaaliyeed ee caanka ah Abwaan Maxamed Xasan Cusmaan " Caanjeex" oo wareysi Gaar ah siiyey warbaahinta Arlaadii Gaar ahaan Amaandhoorey & Baidoanews ayaa wuxuu ka hadlay Kooxaxa Burcad Dhuleedka Ee Kusoo duuley Dhulka DM.
Abwaan Caan Jeex Ayaa wuxuu qeexayaa Dhulka DM 1984 wixii ka dambeeyey In Koox Burcad beeleed ahaa ay isku bedeleen Burcad Dhuleed bilaabeena dhaca Dhulka DM , dilalka Kistoo Madaxa Soo Taago oo la is yiraahdaba Amuu dadkaan wax u tarayaa.
si kastoo ahaato qiime Gabayga Abwaanka uu ka hadlayo Iyo Xaalada ay hada ku sugan yihiin DM iyo weliba dhulkooda
Abwaan Maxamed Cusmaan Caanjeed Muxuu Ka Yiri Dhulka DM Ee La Boobay