• Ileys Inc
  • xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Daawo Muuqaalka Beerta Cali Marguus Duleedka Baydhabo

25
Sunday November 25, 2012 - 12:27:52 in Featured by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3088
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaalka Beerta Cali Marguus Duleedka Baydhabo

    Cali Aadan Xuseen " Cali Marguus" waa qof aad si weyn u wada garaneysaan waa Siyaasi, Ganacsade, oo mar soo noqdey Wasiirk dowladihii dalka soo marey kadib bur burkii dowladii dhexex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Cali Aadan Xuseen " Cali Marguus" waa qof aad si weyn u wada garaneysaan waa Siyaasi, Ganacsade, oo mar soo noqdey Wasiirk dowladihii dalka soo marey kadib bur burkii dowladii dhexex. Cali Marguus ayaa mudooyinkaan dambe wuxuu kaar jaalo ah ka qaatey Siyaasada soomaalida ee noqotay mid guur guurta oo aan laheyn sal adag.

Mr. Guus wuxuu usoo jeestey ganacsigiisa inuu kobciyo wuxuuna duleedka magaalada Baydhabo ka sameystey Beer Aad Uweyn taasoo lagu beerey Khudaar noocyadeeda kala duwan sida, Babaay, Liin Dhanaan,, Bambeelmo, seeytuun, Canuun, Caad, Roomaan, Basal, Cansalaato, Baqal, Kabsar, Barbarooni, Basbaas iyo nooydada kale ee Khudaarta oo ay ku jirto Yaanyada, intaas waxaa sii dheer oo beerta lagu beeraa Dalaga Galeyda, Digirta, Gabaldayaha oo saliida laga sameeyo.

Mr. Marguus wuxuu beerta ku dhex xanaaneeyaa ku dhowaad 20 Neef Geel ah oo wada riman kuwaasoo uu sheegey in bilooyin kadib neefafkaasi ay wada dhali doonaan, wuxuuna intaa raaciyey in caanaha xoolaha uu usameyn doono warshad yer oo lagu habeeyo Caanaha Iyo Subageeda.

Marguus ayaa qorshihiisu wuxuu yahay in dadka deegaanka uu tuso in dhulka uu ku jiro nacfi balaaran oo kala duwan sidaasi daraadeedna wuxuu ugu baaqey dadka qurba joogta ah iyo kuwa gudahaba iney dhulka tacbadaan oo ay maal gashtaan si dadka iyo deegaankuba ay uga wada faa'iideystaan.















Sawiradaan Waa Qeybtii Koowaad Waxaan Idin Soo Gudbin Doonaan Qeybo Kale

FG: Filo Muuqaal Aad Ku Raaxeysan Doontaan Oo Beertaan Ah.

Madyerow Aamin BANA Baydhabo
  • 25 Comments

  • Print
  • Send to your friend

1 2 3 4

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc