• Xayeysiiska Shamey Telecom
  • Ileys Inc
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Intuu Ku Dambeeyey Siyaasigii Cali Marguus Ahaa, Muxuuse Ka Qabtaa Baydhabo+Sawiro

28
Sunday December 09, 2012 - 13:48:30 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2457
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Intuu Ku Dambeeyey Siyaasigii Cali Marguus Ahaa, Muxuuse Ka Qabtaa Baydhabo+Sawiro

    Ganacsade. Siyaasi Cali Aadan Xuseen Cali Marguus oo kamid ah dadkii Halgamiyaashii Siyaasiyiintii Koonfur Galbeed ee magac Dheeraa ayaa wuxuu hada Baydhabo & Baadiyaha Magaalada Ku Xeeranba kawadaa Mashruucyo ku dayasho mudan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Ganacsade. Siyaasi Cali Aadan Xuseen Cali Marguus oo kamid ah dadkii Halgamiyaashii Siyaasiyiintii Koonfur Galbeed ee magac Dheeraa ayaa wuxuu hada Baydhabo & Baadiyaha Magaalada Ku Xeeranba kawadaa Mashruucyo ku dayasho mudan.

Mashruucyada uuw ado Cali Marguus waxaa kamid ah oo qeybtiii hore idinku tusney Beeritaanka Khudaarta noocyadeeda kala duwan waxaa maanta idin soo gudbineynaa Mashruuca MArguus qeybtiisa labaad oo ah XANAANADA XOOLAHA "XOOLA DHAQASHADA "

Cali Marguus wuxuu leeyahay oo hada xanaaneyntooda bilaabey Tiro Geel ah oo intooda badan IRMAAN AH, oo ubadan IGIR,, ERANG I ETHAALEY; waxaa sidoo kale xoolaha uu ahda dhaqdo ku jira oo kamid ah Lo' iyo Digaag.

mashruuciisa kuma koobno xoolahaan iyo khudaarta waxaa jiro oo sanadkaan bilaabey Dib u habentii Beertii Awoowihiisa oo asaga mar hore la siiyey taasoo SANADKAAN uga lagu beerey MASAGO, DIGIR, GALEY IYO LOOS.

WAXAAN GUUD AHAAN idin soo gudbineynaa waqtiyada dhow guud ayahaan mashruun Cali Marguus oo MAQAL IYO MUUQAAL AH.

Filo Sawiraan, Video & Waxyaabo kale oo Idiin Raali Gelin Doona









  • 28 Comments

  • Print
  • Send to your friend

1 2 3 4

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc