• xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Xayeysiiska Shamey Telecom
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Cururdkii Beesha Jiida Muxuu Ka Yiri Warsame Oo Mas’uul DM Ah U Gefey+ Dhageysi

6
Thursday December 20, 2012 - 14:53:50 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1222
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Cururdkii Beesha Jiida Muxuu Ka Yiri Warsame Oo Mas’uul DM Ah U Gefey+ Dhageysi

    Eng. Maxamuud Xuseen Caliyow Ibrow oo ah Cururdkii Beesha Jiido oo ah Beel Nabadeed oo aan weligeed Dad Dulminin ayaa wuxuu ka hadlay Warkii dhowaan kasoo yeerey Warsame oo Amerika Asagaley Is Caleemo Saarey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Eng. Maxamuud Xuseen Caliyow Ibrow oo ah Cururdkii Beesha Jiido oo ah Beel Nabadeed oo aan weligeed Dad Dulminin ayaa wuxuu ka hadlay Warkii dhowaan kasoo yeerey Warsame oo Amerika Asagaley Is Caleemo Saarey.

ENG. Maxamuud Xuseen Caliyow Ibrow wuxuu shegey in Warsame uu shaarra Badan asaga Gashto laakiin Qofka Uu UGefey uu yahay Shaqsi Xalaal ah yahayna Dhalad Aan Jiido laga Aheyn.

Warsame waxaa wato Shaqsiyad Dano siyaasadeed ka leh asaga laakiin Jiido ma metelo waxna uma aha waxaa laga soo racdeeyey Qoryooley, ma tagi karo ee meelaha Fadhi Ku Dirarada ha iskaga Dhaqleeyo Ayuu Yiri ENG Maxamuud oo aad uga xumaa Warkii Warsame Ibrow.

Eng. Maxmuud wuxuu ugu baaqey Beelaha DM oo ah Dad wada Dhashey oo aan kala go’eynin iney ilaaliyaan Midnimada iyois ixtiraamka, isla markana ay sameystaan Gole Guurto oo ilaaliya Sharafta Iyo Qofnimada DM.

Wuxuu Sheegey ENG. Maxamuud in uu maqlay Mucaawinadii MAsaakiinta loo aruuriyey In Warsame uu ka iibsadey BAKAARAHA , mana jirto ayuu jiro JAB xitaa BARIIS Ah oo loo geeyey Dadkeygi Baahanaa Xiligii Abaarta.



Abowasharow
  • 6 Comments

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc