Person Of The Year: Safiirka Ugu Waxqabadka Wanagsan Sanadkii Tagey 2012-ka

0
01 January, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2590
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 4 2
  • Share via Social Media

    Person Of The Year: Safiirka Ugu Waxqabadka Wanagsan Sanadkii Tagey 2012-ka

    Soomaaliyeey Sanad Wacanoo wanaagsan meel kastoo aad aduunka ka joogtaan waxaan idin leenahay sanad cusub weji cusub iyo saacad kadib wejigii webka BAIDOANEWS oo aad arki dontaan asagoo cusub iyo waxqabadkii ugu wanaagsanaa Madaxdii ugu wanaagsaneyd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliyeey Sanad Wacanoo wanaagsan meel kastoo aad aduunka ka joogtaan waxaan idin leenahay sanad cusub weji cusub iyo saacad kadib wejigii webka BAIDOANEWS oo aad arki dontaan asagoo cusub iyo waxqabadkii ugu wanaagsanaa Madaxdii ugu wanaagsaneyd ee Dowlada Soomaaliya mudadii Sanadka aheyd ee lasoo dhaafey.

Beentu raadbey leedhaay waxaa soo qabata Runta waxii aan jirin dadka looma sheego wax waliba waxaa ku haboon in loo sheego sida ay yihiin oo xaqiiqda ku sameysan ayadoo meeshana ay ugu horeyso Alla Ka Cabsi.


Mas’uulka ugu wanagsan sanadkaan ee Bulshada Intooda badan ay isku raaceen inuu wax wanaagsan oo la taaban karo qabtay waa SAFIIRKA SAFAARADDA SOOMAALIDA EE WADANKA TURKIYA, AMB MAXAMED MURSAL SHEEKH CABDIRAXMAAN.

AMB MURSAL MAXAA LOO SIIYEY BILAD SHARAFTAAN OO UU KU MUTEYSTEY:

1-Wuxuu Soo Nooleeyey Xiriirkii & Walaaltinadii Dowlada Mar Hore La ilaawey

2-Wuxuu Iskoolar shiib usoo Dhameeyey Kumanaan Dhalinyero Soomaaliyeed oo wiilal & Gabdho Leh.

3-Wuxuu tababaro usoo dhameeyey kumanaan xirfald ley ah

4-Wuxuu xirfado waxbarasho lagu shaqeysan karo ah usoo dhameeyey boqolaal soomalai aan weligood ku haminin waad shaqeysan kartaan.

5- Wuxuu Wax ka bedeley Bilicdii magaalada Caasimada ah ee soomalaiya MUQDISHO aagoo kaashanaya Dowlada Turkiya Oo asaga wakiil uga ah tan soomalaiya

6-Amb. Maxamed Mursal wuxuu Qarashaad Kaalmooyin ah ka bixiyaa Mushaarkiisa Gaarka ah.

7-Wuxuu Aad U dayactirey Dhismaha Safarada Soomaalida Turkiga Oo Guri yeroo degeneyd ka bedeley ood ejiyey Guri ka kooban Dhowr Biyaani.

8-Har Iyo Habeen Wuxuu Usoo Jeedaa Oo U Dhafraa Gudashada Waajibaadkiisa Shaqo, Ehel , Saaxiibtinimo & Kan derisnimo.

9-Waa Safiirkii Ugu Horeeyey Soomaali ah oo Martiqaad U Fidhiyey Safiirada Wadamada Aduunka Dhamaantooda Mudo Ka Yer Waqtigii Xilqabashiida 40 Cisho

10- Waa Mas’uul Micno & Magac Wanaagsan Uyeeley Magaca SOMAALIYA Ee Maxaa lagu Tilmaami karaa?
Beeni Raad Ma Leh, ALLTAJUBA , BAIDOANEWS , SAMAKAAYNEWS AMAANDHOOREY , BAIDOAMEDIA Waxay Sameeyeen Daraasaad Dheer waxayna idin Soo Gudbin Doonaan waxaan idin soo sheegney oo dhan Cadeyntooda

Bahda Ku Taxan webside-yadaan dhaamtooda waxaan idin leenahay SANAD WACAN OO WANAAGSAN sanad kaan sanadkiisa anagoo is jecel deegaanadeena oo yeesha maamul iyo kala dambeyn beerihii oo barwaaqo ah ilaahow iskeen kas.

Abowasharow BANA


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip