• Ileys Inc
  • xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Safiirka Soomaalida Turkiga Oo Soo Dhoweeyey Aqoonyahano Qurba Jooga Ah

0
Wednesday January 02, 2013 - 18:56:37 in Wararka by Nafiso Bilan Turkey
  • Visits: 439
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Soomaalida Turkiga Oo Soo Dhoweeyey Aqoonyahano Qurba Jooga Ah

    Aqoonyahanadaan Qurba Joogta ah ee maanta Qaabiley Safiirka Soomaalida Wadanka Turkiya Mudane Amb. Max'ed Mursal ayaa waxay ahaayeen kuwo ka imaadey wadanka Mareykanka waxaana ku jirey rag wasiiro horey ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Aqoonyahanadaan Qurba Joogta ah ee maanta Qaabiley Safiirka Soomaalida Wadanka Turkiya Mudane Amb. Max'ed Mursal ayaa waxay ahaayeen kuwo ka imaadey wadanka Mareykanka waxaana ku jirey rag wasiiro horey ahaa.

Aqoonyahada  ayaa waxaa lagu soo dhoweeyey Dhismaha Xarunta Safaaradda Soomaalida Turkiga ayadoo halkaasina Safiirku ku siiyey Warbixin dheer oo la xiriirta waxqabadka Safaaradda , Ardadii Waxbarashada Ay Siisey Dowlada Turkiga iyo Horumarka laga sameynayo Wadankii Soomaaliya maadaama Ay Aqoonyahanada Qaarkood ay ahaayeen kuwo Dhowr & Labaatan Sano aan wadankii tagin.

 Aqoonyahanada ayaa waxay aad ula dhaceen Warbixinta uu safiirka siiyey & Sida ay safaaradda U Nadaamsaneyd dhismaheeda & Shaqaalaha.












  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc