• xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Xayeysiiska Shamey Telecom
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Aqoonyahano & Siyaasiyiin DM Ah oo Abaabul Uga Jira Dhisida Xisbi Siyaasadeed

6
Friday January 04, 2013 - 20:23:28 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1938
  • (Current Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahano & Siyaasiyiin DM Ah oo Abaabul Uga Jira Dhisida Xisbi Siyaasadeed

    wakaalda wakaalada wararka ee BANA warar ay heleyso ayaa waxay sheegayaan in Aqoonyahano & Siyaasiyiin kasoo jeeda Beelaha DM ay ku mashquulsan yihiin Qaabkii ay usameysan lahaayeen Xisibi Siyaasadeed Oo Xoog badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

wakaalda wakaalada wararka ee BANA warar ay heleyso ayaa waxay sheegayaan in Aqoonyahano & Siyaasiyiin kasoo jeeda Beelaha DM ay ku mashquulsan yihiin Qaabkii ay usameysan lahaayeen Xisibi Siyaasadeed Oo Xoog badan.

weli nooma suuragalin shaqsiyaadka arintaasi hormuudka ka ah  dhisida Xisibigaan  balse Wakaalada BANA waxay Xooga saari doontaa iney soo hesho Faah Faahin la xiriirta Xisbigaan .

Hadaba hadii ay arintaan dhabowdo maxaa kasoo bixi kara oo BANA ay ka aaminsantahay, 


Waxaa horey wadanka soomaaliya looga dhawaaqey xisbiyo siyaasadeed oo tiro badan kuwaasoo xaruntooda tahay  Muqdisho,  Xisbigaan ayaa wuxuu noqon doonaa kii ugu horeeyey ee  hormuud u noqdaan  dadka Koonfur galbeed Soomaaliya kadib Burburkii dowladii dhexe wuxuna la jaanqaadi doonaa oo weliba laga yaabaa inuu ka hor maro .

BANA
  • 6 Comments

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc