Xafladaan oo aheyad mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxay ka dhacdey isbitaalka Guud ee Degmada Baydhabo taas oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah dhaqaatiirtii isbitaalka, waxgarad siyaasiyiin, golaha Aqoonyahada Koonfurta Soomaaliya & Malaaqyada deegaanka.
Xafladaan ayaa waxaa shahaadoon abaal marin ah lagu gudoon siiyey gudigii isxil qaamey ee Dhalinyeradii Qurxisey ama dayactirtey isbitaalka Baydhabo ee FOOLKAA DHIGHOY FEYTAAWAA KI JERTEE.
Dhalinyerada Shahaadada Abaal Marinta ah lagudoon siiyey ayaa waxaa kamid ahaa
1- Ibraahim axmed Ibraahim
2- C/siis Sheekh Nuurow
3- Xasan maxamed Ibraahim
4-Aadan Keerow
5- Daahir Mayow
Filo Sawiraan Badan Oo Xafladaan Khuseeya
Xaflad Shahaadooyin Abaal Marin Lagu Gudoonsiiyey Dhalinyeradii Foolkaa Dhigoy Oo Ka Dhacdey Isbitaalka Baydhabo
Xafladaan oo aheyad mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxay ka dhacdey isbitaalka Guud ee Degmada Baydhabo taas oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah dhaqaatiirtii isbitaalka, waxgarad siyaasiyiin, golaha Aqoonyahada Koonfurta Soomaaliya &