• Ileys Inc
  • Xayeysiiska Shamey Telecom
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Dagaal beeleed ka dhacay Mudug.

0
Monday January 14, 2013 - 07:44:25 in Wararka by Muxiidiin Xusni
  • Visits: 108
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal beeleed ka dhacay Mudug.

    Wararka naga soo gaaraya dhanka iyo deegaano ka tirsan Gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaanada qaar ay ka dhaceen dagaal beeleed geystay qasaaro xoogaan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Wararka naga soo gaaraya dhanka iyo deegaano ka tirsan Gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaanada qaar ay ka dhaceen dagaal beeleed geystay qasaaro xoogaan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dhacay Deegaano hoos taga magaalada Gelinsoor,waxaana uu ka danbeeyay kadib markii laba beelood oo degta Gobalka ay isku qabsadeeen lahaanshaha dhul daaqsiin oo ku yaala deegaano u dhaxeeya Gobalada Galgaduud iuo Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Dad deegaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalkan uu ahaa mid horey xiisadiisa u taagneyd islamarkaana mar kale uu dib uga qarxey deegaano hoos taga Gobalka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya,hase ahaatee Odoyaal iyo waxgarad labada dhinac kasoo jeeda ayaa lasoo sheegayaa iney ku dhax jiraan.

Xaalada deegaanada colaada ay ka dhacdey ayaa haatan lasoo sheegayaa iney deganaan ay ka jirto,islamarkaana labada dhinac ee colaada u dhaxeysa ay ka wada hadli doonaan qaabka ay wax u dhaceen sidii xal loogu heli lahaa waxyaabaha labada beelood dagaalkooda uu ku bilowdey.

BANA
  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc