• xayeysiis Bakaal
  • Xayeysiiska Shamey Telecom
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Nairobi :Qm oo sheegeysa in Caruurta Soomaaliyeed Nafaqa daro heysta.

0
Saturday February 02, 2013 - 09:53:14 in Wararka by Muxiidiin Xusni
  • Visits: 6181
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nairobi :Qm oo sheegeysa in Caruurta Soomaaliyeed Nafaqa daro heysta.

    Warbixin ay soo saartay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beeraha ee FAO ayey ku sheegtay in qiyaastii 215 kun oo caruur ah oo ay da'doodu ka yar tahay shan sano ay heyso xaalad nafaqo-daro, kuwaasoo 45 kun oo ka tirsan ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Warbixin ay soo saartay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beeraha ee FAO ayey ku sheegtay in qiyaastii 215 kun oo caruur ah oo ay da'doodu ka yar tahay shan sano ay heyso xaalad nafaqo-daro, kuwaasoo 45 kun oo ka tirsan ay xaaladoodu liidato.
FAO waxay sheegtay in saddex meelood oo labo ay caruurtaasi ku nool yihiin gobollada koonfureed ee ay dagaalladu ka aafeeyeen, waxaa la sheegay in xaalada nafaqo daro ay ahayd mid si aad horay ugu jirta Soomaaliya,balse haatan hoos u dhaca laga dareemayo.

Xaalada nafaqa-darada ee ka jiray dalka Soomaaliya,ayaa sida Warbixinta lagu sheegay waxaa loo aaneeynayaa carruurta Soomaaliyeed oo aanay helin waxyaabihii aas-aasiga ay u baahnaayeen.

Warbixinta ayaa sidoo kale waxaa shaaca lagaga qaaday in hoos u dhaca haatan laga dareemayo Nafaq-darada carruurta Soomaaliyeed ay tahay mid mar waliba marka ka sii danbeysa hoos u sii dhaceysa,iyadoo inta badan hay'adaha arimahaasi quseysa ay ku dadaalayaan sidoo ay ula tacaamuli lahaayeen.

Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beeraha ayaa warbixinta ku soo gabagabeeysay in la sii wado sidii gabi ahaanba loo weyn lahaa xaalada Nafaqa-darada inta badan ku timaada carruurta iyo haweenka uurka leh iyo sidii arimahaasi la iskaga kaashan lahaa.

BANA
  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc