Aqoonyahano Reer Arlaadi Qurbaawi Ah oo o Booqasho Ku Tagay Jaamacada USS Baydhabo

0
06 March, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahano Reer Arlaadi Qurbaawi Ah oo o Booqasho Ku Tagay Jaamacada USS Baydhabo

    Waxaa maanta kormeer ku yimid Jaamacadda Koofurta Soomaaliya Dhalinyaro Aqoonyahanada Qurba jog ah (Diaspora) waxayna ka kala yimaadeen Wadamada Masar iyo Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta kormeer ku yimid Jaamacadda Koofurta Soomaaliya Dhalinyaro Aqoonyahanada Qurba jog ah (Diaspora) waxayna ka kala yimaadeen Wadamada Masar iyo Mareykanka.


Dhallinyaradaas oo magacyadooda la kala yiraahdo:

!- Cabdulaahi Sheekh Shuceyb (Masar)

2- Maxamed Badar Sheekh Shuceyb (Mareyknka)

Kuwaas oo Jaamacadda maqal maahee aan weligood arag, ayaa kormeerkooda ka bilaabeen in ay fasal fasal u galeen, fasal walbana u gudbiyeen sida ay shucuurtooda tahay, waxayna u jeediyeen Ardayda Jaamacadda Erayo Guubaabo ah, iyagoo uga sheekeeyey Dibadda oo wax lagu barto dhibka ay leedahay iyo Dalka gudihiisa oo wax lagu barto faa’iidada ay leedahay.


Iyadoo Magaalada Baydhabo uu ka jiro isbeddel nabadeed, dhallinyarada Qurba Joogta ah ay ku soo qulqulayaan.






Mad Jinaay BANA Baidoa-Somaia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip