Tirada Madaxdda Dhul Boobiyaasha Oo Sii Kordheysa+VOICE

0
30 March, 2013 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3073
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 7 2
  • Share via Social Media

    Tirada Madaxdda Dhul Boobiyaasha Oo Sii Kordheysa+VOICE

    waxaa si bareer ah oo aan gagabasho iyo naxdin laheyn uga soo biirey kooxdii magaca dheereed ee Dhul Boobka wasiir ka tirsan xukuumada saacid .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa si bareer ah oo aan gagabasho iyo naxdin laheyn uga soo biirey kooxdii magaca dheereed ee Dhul Boobka wasiir ka tirsan xukuumada saacid .

 Wasiirka Arimaha gudaha ninka lagu sheego ayaa si aan horeyba idinku ifiney hadii aad wax maqleysaan oo wax dareemeysaan wuxuu aadey magaaalda Marko asagoo hogaaminaya Gudi Beeleed oo  dadkuna loogu sheegy iney yihiin Gud Qaran laakiin waxay ahaayeen kuwo Beeshiisa ah.

waxaa ceeb ah ayadoo Beeshiisa horey gabaad falid ugu sameysey dadka deegaankaasi ayaa asagoo sheeganaya magac dowladeed wuxuu xilkii ka qaadey Gudoomiyihii maamulka deegaanka ahaa wuxuuna usoo magacaabey nin ay isku beel yihiin laakiin taasi waxay ceeb iyo sumcad xumo ku tahay guud ahaan magaca dowlada , ee anaga la yaabi meyno Kooxaxa Dhulboobka shaar kastoo ay soo hugsadaan.


Soomaaliyeey  sidaan ma wanaagsan tahay in Dowladu aanu magac ahaan kula jirno oo xoolaheena dadkeena iyo deegaankeenana ay boobaan dad sheegta magac dowladeed oo BURCAD DHULEED AH.

 Warkii Hore Tixraac




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip