DM Kaalintee Kaga Jiraan Dowlada Federaalka

0
01 April, 2013 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 7165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 11 1
  • Share via Social Media

    DM Kaalintee Kaga Jiraan Dowlada Federaalka

    waxaa xiligaan ka jirta wadanka soomaaliya Dowlad halku dhiga magaceedu yahay dowlada Federaalka taasoo oo la sheego in hogaanka dowladnimo lagu kala qeyb sadey nidaam sinaan ah laakiin BANA & Amaandhoorey.com waxay idin ifin doonaan halka ay Qo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa xiligaan ka jirta wadanka soomaaliya Dowlad halku dhiga magaceedu yahay dowlada Federaalka taasoo oo la sheego in hogaanka dowladnimo lagu kala qeyb sadey nidaam sinaan ah laakiin BANA & Amaandhoorey.com waxay idin ifin doonaan halka ay Qowmiyadaan ka taagan tahay ama ay kaga jirto Dowladnimada Soomaaliya.


Dowladu marka ugu horeyso waxaad moodaa First Class Citezen, secod, third ilaa 4th, iney ka yihiin Beelaha kale oo DM ay ka tahay 5 oo aan weli xitaa loo aqoonsaneyn hal beel ayadoo sheegata iney yihiin Qowmiyad ka tiro badan kuwa kale.


BANA & Amaandhoorey maxay ku doodayaan ood aliil ah dadka u haayaan

1- Waxaa la yiri Dowladu waa 4.5 ama 5 dheh, yaa Point 1 ah kuwee two ah,, su'aasha kale reer point 1 xagey degtaa oo soohdinteedu tahay, hadii aan la sheegen meesha ay degto iyo waxa ay dadkaan kula heshiineyso oo federaal ku noqonayaan maxay yihiin?

2- dowladu wxay ku dhisan tahay laamo badan, marka laga reebo waxa lagu sheego kursiga Gudoonka baarlamaanka Dm maxaa kaloo ku leeyihiin Adeegyada kalee ee Dowladu?
Imisaa Agaasi Guud, Waaxyo, Xoghoyaal, safiiro, diplamaasiyiin ay ku leeyihiin dowlada?

3- maxaa keeney in DM aysan hal boos xitaa an ku yeelan laamihii dibada uga waa weynaa Dowlada jiritaankeeda, sida,

A" Wakiilka Midowga Yurub
B" Wakiilka Midowga Afrika
C" Wakiilka Midowga Jaamacada Carabta
D" Wakiilka Qaramada Midoobey ee NY
E" Wakiilka QM Ee Xuquuqul Insaanka " Janeva"
F" Kan Geeska Afrika Oo Kenya Fadhiya

Hadii Aad Intaas Laamood aad wax ku yeelan weyseen maxaa ka tihiin dowlada? Imisaa Gobol aad leedihiin oo dowladu Beelo kale si aan sharci aheyn ugu magacaawdaa Shaqsiyaad Beeleedyo?

waxaa intaasi kasiid aran , Hadii ay dhacdey in Qofkaaga ah loo magacaabey keliyah hal safaaradood oo Yurub ah oo hadan audiidan yahay Nin DM maxaa ka dhihi laheyd?

maxaa kasii dhihi laheyd in Safaaradaasi dhowaan la keeni doono Qof beel kale ah oo kaagana aad adiga hortaagan tahay adoo magac dowladeed xambaarsan.

Arimahaan oo kale waxaa horey uga hadashey Ay Xaawo Jeekey



FIKiRKIINA KADIB, Baidoanews waxy qarxin doontaa Daneystiyaal badan oo ku qaraabta Magaca Qowmiyadaan 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip