Gabar Caan Ka Ah Baydhabo Oo Wareysi Xiiso Badan Idinkaga Heyno.

0
13 April, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2680
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 9 0
  • Share via Social Media

    Gabar Caan Ka Ah Baydhabo Oo Wareysi Xiiso Badan Idinkaga Heyno.

    Suusiyow Usmaan Eethang waa gabar caan ka ah Magaalada Baydhabo , waa Gabar Dhimirka looga jiro, waa gabar aad ay dadku u jecel yihiin oo shactaroole ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suusiyow Usmaan Eethang waa gabar caan ka ah Magaalada Baydhabo , waa Gabar Dhimirka looga jiro, waa gabar aad ay dadku u jecel yihiin oo shactaroole ah SUUSIYOW, waxy kunooshahay Baydhabo mudo ka badan 15 Sano waxyna markeeda hore ka timid dhinaca Baadiyaha BEENGLOW" iyo HAGARKAA, Suusiyow dadka waxba uma dhinto caruurta iyo dadka waa weynba , waana qof xoog badan laakiin ay iska qaraabato.

Suusiyow waxay ogtahay iney waalantahay oo ay dadkuna ugu yeeraan " TII WAALNEED" , waxay ka sheekeyneysaa nolosheeda gaarka ah ayadoo ahdalkeeda qofkii dhageysta uu muoodo iney fayowdahay laakiin waa QOf dhimirka looga jiro.


Suusiyow keligeed ma ahanee Warbaahinta WARSAN, Amaandhoorey & BAIDOANEWS oo is kaashanaya waxay hoosta ka xariiqeen iney markooda fursad siiyaan, dadka waal walan, kuwa cabtooyda ah, kuwa danyarta ah ee tuugsada iyo casaylayaasha magaalada bal si aad udhageysataan oo wax looga qabto kuwa macquulka ah,

waxaan idin soo wadanaa wareyso xiiso badan  oo laga qaadey Asna MISHAARIYEY, waa macruuf reer beled ah waa halgamaa waa qof aan weligiisa baydhabo dhinac uga bixin , mishaariyey waaxa uu ku taqasusey CABISRA KOOLADA, wuxuu ahaa jaabsiib,wuxuu ahaa TABLIIQ, wuxuu ahaa ROOTIILE marba NOOC, filo wareysiga MISHAARIYEY:

NB: Markaad dhageysateen Wareysigaan Suusiyow, maxaa laga qabankaraa, MADAAWEYNAA AMA DUURKAAN KU DEYNAA WALAASHEENA XANUUNSAN EE SUUSIYOW?


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip