SYAO Oo Maanta Agab Sports Gudoonsiisey Maamulka Sports-ka Degmada Baydhabo

0
19 April, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 8 0
  • Share via Social Media

    SYAO Oo Maanta Agab Sports Gudoonsiisey Maamulka Sports-ka Degmada Baydhabo

    Urrurka somali youth advocacy organization " SYAO Oo ka dhisan magaalda Muqdisho ayaa maanta wuxuu Agab Sports gudoonsiiyey Maamulka Sports ka Gobolka Degmada Baydhabo kuwaasoo isugu jirey Maaliyado, Banooni, Koobab, Sigsaan , Kabo, Shabaqyada G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Urrurka somali youth advocacy organization " SYAO Oo ka dhisan magaalda Muqdisho ayaa maanta wuxuu Agab Sports gudoonsiiyey Maamulka Sports ka Gobolka Degmada Baydhabo kuwaasoo isugu jirey Maaliyado, Banooni, Koobab, Sigsaan , Kabo, Shabaqyada Goolasha iyo Alaabo kaloo muhiim ah Sports-ka.
Agabka Sports-ka ayaa waxaa si toos ah loo gudoonsiiyey Gudoomiyaha Sports-ka Degmada Baydhabo Mudane Daahir Samaraano, Agabkaan Sports ayaa waxaa Ururka SYAO usoo wakiishadeen inuu alaabta ku wareejiyo Maamulka Sportska Degmada Baydhabo Cali Xaaji Aadan wuxuuna xusey Mr. Cali Iney Tani horudhac u tahay agab Sports ooa y ka dhiibi doonaan Deegaanada Gobolka Baay.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip