Dr. Amaandhoorey Oo Garoonka Istanbul Kusoo Dhaweeyey Amb. Mursal & Madax Kale

0
24 April, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dr. Amaandhoorey Oo Garoonka Istanbul Kusoo Dhaweeyey Amb. Mursal & Madax Kale

    Safiirka Soomaalida ee wadanka Turkeya Ambasador Mohamed Mursal Sheik Abdirahman ayaa si wanagsan usoo dhaweeyey dadkii kala duwanaa ee Turkey ugaareen Tacsiyadii Dr. Abdalla Mohamed Xuseen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Soomaalida ee wadanka Turkeya Ambasador Mohamed Mursal Sheik Abdirahman ayaa si wanagsan usoo dhaweeyey dadkii kala duwanaa ee Turkey ugaareen Tacsiyadii Dr. Abdalla Mohamed Xuseen.
Dr. Amaandhoorey ayaa ugu dambeeyey oo caawa si wanagsan Amb. Mursal Iyo shaqaalaha Safaarda ugu soo dhoweeyeen Garoonka caalamiga ah ee Stanbul.

Dr. Abdulaahi Ibraahim Amaandhoorey oo goordhow xiriir nala soo sameeyey ayaa Wuxuu aad u amaaney sida wanaagsan ee Amb.Mursal iyo Shaqaalaha Safaaraduba ay ugu soo dhaweeyeen Stanbul International  Airport.

Amaandhoorey wuxuu qirey in soo dhoweyn Heer sara ah loo sameeyey sida qof ka tirsan madaxd dowladeed oo kale, wuxuuna taasi ku amaaney sida walaalnimada leh, sxb tinimada leh, mas’uulnimada leh uu Amb Mursal isu xilsaarey Gudashada xilka walaalnimo iyo mas’uuliyadeedba.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip