Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Irland Minkaa Kiinkay Taliye Diidny Ma Weelany+Voice

0
26 April, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1255
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Irland Minkaa Kiinkay Taliye Diidny Ma Weelany+Voice

    Gudoomiyaha jaaliyada soomaalida wadanka Irland Mr. Suleymaan Xasanow Afgelin ayaa shir jaraa'id uu qabtay kadib BANA la xiriirtay wuxuuna ka hadlayey Arimaha Shirararka Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha jaaliyada soomaalida wadanka Irland Mr. Suleymaan Xasanow Afgelin ayaa shir jaraa'id uu qabtay kadib BANA la xiriirtay wuxuuna ka hadlayey Arimaha Shirararka Kismaayo.  
Suleymaan  ayaa hadalkiisa waxaa ku jirey Tolow macquul miyaa in xiligaan dhul la helo oo la yiraahdo waxaan helney  Dhul ee noo imaada, Hello Jijiga, Hello, Puntland, Hello, Kenya, wax soconaayo ma ahan ayuu ku cel celiyey asagoo hadalkiisa sii raaciyey Afeefasho hore lahow ama adkeysi dambe la haaw.

Mr.Suleymaan Xasanow Afgelin ayaa  wuxuu sheegey iney yihiin add nabada jecel DM ay marka hore wadaan Afeefasho hore laakiin ogaahin badan kadib ay xoog isaga kicin doonaan waxa uu ugu yeerey Beelo is baheystay oo dhul boob ah.


Gudoomiye Suleymaan ayaa sidoo kale wuxuu ku baaqey odoyaasha ku shiraya Baydhabo iyo Gudiga Farsamada in Wejiga labaad ee shirka laga wareejiyo Baydhabo oo laga dhigo Dhulka DM gobolada kale meel kamid ah sida BAWAARE, SAAKOW, BU'AALE, JILIB, AFGOOYE AMA MARKO.

Suleymaan oo waresi aad u kulul siiyey warbaahinta amaandhoorey, BANA & Idaacada Warsan Baydhabo  codkiisa nala dhageysta
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip