Eng Shaamey: Shirka Ganacsatda Dhowrka Wadan Waxaa Kasoo Baxay +Voice

0
26 April, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Eng Shaamey: Shirka Ganacsatda Dhowrka Wadan Waxaa Kasoo Baxay +Voice

    Eng Cali Shaamey oo ka Qeybgalay Shir Dhowr Dowladood Ganacsadooda lagu Casumey ayaa wuxuu gacansiyga soomaaliya iyo ganacsatadooduba u iibiyey sida Neef Eejita ah oo kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eng Cali Shaamey oo ka Qeybgalay Shir Dhowr Dowladood Ganacsadooda lagu Casumey ayaa wuxuu gacansiyga soomaaliya iyo ganacsatadooduba u iibiyey sida Neef Eejita ah oo kale.

Cali shaamey ayaa wuxuu u qeexey Dhowrkii dowladood ee kasoo qeybgalay shirka lagu qabtay MN USA oo ay goob joogayaal ka ahaayeen ganacsato iyo sirkado Mareykanka laga leeyahay dhamaan dalaqyada kala duwan oo ay soo saaraan dadka soomaaliyeed


Sidoo kale wuxuu in badan u sharxay  waxyaabaha ay soomaalida jecel yihiin oo ay iibsanayaan hadii ay dhacdo in shirkadaha ajaaniibta ay alaabo u iib geeyaan soomaaliya

Eng . shaamey oo ah Aqoonyahan, siyaasi ayaa ahdana wuxuu ku jiraa ganacsatada kow iyo labo oo sida aadka ah looga yaqaano MN , wuxuu ugu baaqey dadka soomaaliyeed iney ka faa’iideystaan barnaamijyo wax tar u leh oo dhowaan ganacsato ajaaniib ah ka bilaabi doona muqdisho.

wareysi Eng Shaamey aanu la yeelanay ka fiiri qeybta kore ee bogaan ama qeybta wareysiyada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip