Fanaan reer Arlaadi ah oo joojiyey qaadista heesaha iskuna badaley Gabayaa+ Wareysi

0
29 April, 2013 in Wararka by
  • Visits: 1987
  • (Rating 3.2/5 Stars) Total Votes: 5
  • 10 1
  • Share via Social Media

    Fanaan reer Arlaadi ah oo joojiyey qaadista heesaha iskuna badaley Gabayaa+ Wareysi

    Cabdi Cali Nuur Qaasim oo loo yaqaano Balwadiid waa Fanaan Soomaaliyeed oo siweyn looga yaqaano Gobalada Dalka Soomaaliya gaar ahaana Gobalada Bay iyo Bakool,waxaa uu wareysi dhinacyo badan Taabanaya Siiyey Warbaahinta Warsan,Baidoanews.com,Amaandhoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Cali Nuur Qaasim oo loo yaqaano Balwadiid waa Fanaan Soomaaliyeed oo siweyn looga yaqaano Gobalada Dalka Soomaaliya gaar ahaana Gobalada Bay iyo Bakool,waxaa uu wareysi dhinacyo badan Taabanaya Siiyey Warbaahinta Warsan,Baidoanews.com,Amaandhoorey iyo Samakaynews.com waxaana uu ka hadlayaa Tariikhdiisa.
Cabdi Cali Nuur Qaasim oo aan Wareysi la yeeshey ayaa waxaa uu ii sheegay inuu aad ugu xunyahay Marxalada ahaatan ay marayaan Xaalada Deeganada koonfurta Soomaaliya,isagoona si cad u sheegay inuu iska joojiyey wixii xiligan ka bilowdey qaadista Heesaha islamarkaana uu isku badaley Gabayaa.

Fanaanka Ayaa waxaa uu sheegay in Marxalado kala duwan uu kasoo marey fanka Soomaaliyeed,waxaana aad uga sheekeynayaa sidii kale waxaa loogu bixiyey Naneesta ah Balwadiid Sidoo kale waxaa uu ka hadlayaa xiliga uu fanka kusoo biirey iyo Inta heesaha u qaadey oo isku jira May iyo Maxaatiri.


Dhageysi Haboon.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip