Dad Masaakiiin Ahaa Oo Lagu Laayey Ceel Garas, Hanti La Dhacey & Dhibaato kale.

0
30 April, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 10 0
  • Share via Social Media

    Dad Masaakiiin Ahaa Oo Lagu Laayey Ceel Garas, Hanti La Dhacey & Dhibaato kale.

    Ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka ayaa lagu soo waramayaa iney dhac balaaran , dil iyo dhaawac ka geysteen Tuulooyin aad ubadan oo ka tirsan Gobolka Bakool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka ayaa lagu soo waramayaa iney dhac balaaran , dil iyo dhaawac ka geysteen Tuulooyin aad ubadan oo ka tirsan Gobolka Bakool

Ciidamadaan dhaca geystay oo ka wada tirsan kuwada Dowlada Soomaaliya ayaa waxay kudileen Magaalada Ceel Garas ee Gobolka Bakool labo ruux oo masaakiin ahaa ayadoo isla markaana dhaawac ugeystay labo kale:

Dadla sida arxan darada ah ayagoo guryahooda jiifa  oo maalintii oo dhana beero soo abuuranayey ayaa waxaa kamid ah.



1-Aadan Kheyr Aadan Macalin  oo da’diisa la iigu qiyaasey 46- 
2-Maxamud Usmaan Deerow  oo 40 jir ah” wuxuuna ku ehel ahaa " Reer Deerow oo aad wada kaseysaan

Sidoo kale waxaa inta guryaha loogu galay dhaawacyo halis ah loogeystay 


1-Macalin Miiris
2-Ebdila Hudurow "

Waxaa dhac loo geystey ilaa dhowr iyo toban dukaan oo albaabadii inta la jabiyey laga qaatay dhar iyo lacago oo aan weli cadadeeda la sheegin.

Waxaa Rasaas ooda looga qaadey MAtooradii Magaaladaasi yaaley ee Shidayey Isgaarsiinta, magaalda waa Xiriir la’aan xiligaan.

Lama garan karo dhibaatada iyo xumaanta intaas la e gee loola beegsanaayo dad dhan oo masaakiin ah beeraley ah in sidaa loo xumeeyo?

Kuma koobna keliyah reer ceel garas dhibaatada laakiin ayagaa ugu badan oo waxaa la boobey dhowr tuulo hantadii taaley waxana kamdi ah

1-tuulada Dudumaale waxaa laga dhacay 70, malyan oo shilin soomalai ah
2- Tuulada Abag Beedey waxaa laga dhacay  dhowr iyo 20 malyan
3-Kulang Jhareer waxaa laga dhacay 18,500 " Toban & Sideed malyan & Shan Boqol


Isu soo wada duub Arintaan foosha xun ee ay geysteen ciidanka dowlada ayaan weli ka hadlin xildhibaanadii deegaankaasi kasoo jeedey, Aqoonyahanadii, iyo Gurba joogtii




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip