Mooshin Ka Dhan Ah Jawaarey oo Muqdisho Ababaulkiisa Ka Socda

0
03 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 2
  • Share via Social Media

    Mooshin Ka Dhan Ah Jawaarey oo Muqdisho Ababaulkiisa Ka Socda

    Xildhibaano ay u badan yihiin kuwo isku dhaf ah lakaiin ay hor boodayaan kuwii 61 xildhibaan ee DM ayaa waxay bilaabeen abaabul iyo kulamo gooni gooni kaasoo larabo in xilka loogu xayuubiyo Mr. Jawaari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano ay u badan yihiin kuwo isku dhaf ah lakaiin ay hor boodayaan kuwii 61 xildhibaan ee DM ayaa waxay bilaabeen abaabul iyo kulamo gooni gooni kaasoo larabo in xilka loogu xayuubiyo Mr. Jawaari.

Xildhibaanda Abaabulkaan wado ayaa waxa kuleelka ka keeney kadib markuu ku sifoobey Mohamed Osman Jawaari Daciifnimo, dadnimo daro iyo u adeegid raga asaga la midka ah ee dowlada ku jiraan.

Jawaari ayaa waxaa la aisku raacey in Booskaan uu beerdareynayo la dhaafiyo oo xilka laga qaado weliba sida ugu dhaqsiyaha badan oo meeshaas la keeno qof xitaa marka qof la bedeli rabo lasoo wargeliyo oo asagana xildhibaanadii DM usoo sheega laakiin jawaari waxaaba lagu eedeeyaa inuu iskala weyn yahay xildhibaandii wuxuu ugu yeeraa " Hooy Dhar Gaduudiney My Sheeghasang Isingny” taasoo kuu muujineysa in agtiisa aysan waxba ka aheyn walaalihiisa xildhibaanda ah.


Laakiin markii Ishiia laga arkey Jawaari ayaa Xildhibaanda ayaguna waxay ugu yeeraan " SALIID ODOY WALNA MAKING TARAASA WALNY MA KIING DHIMAASY” isu soow ada duub duubo fili waqti dhow ku dhawaaqista Mooshinka ka dhanka ah Jawaari




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip