Ardayda Digil ee Sudan oo doortay gudoon cusub iyo Xilwareejin ka dhacday halkaasi (Daawo Sawirada)

0
05 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Ardayda Digil ee Sudan oo doortay gudoon cusub iyo Xilwareejin ka dhacday halkaasi (Daawo Sawirada)

    kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka ardayda reer Aw-Digil magaciisana ah "Nahda Association for Somali Youth in Sudan " ayaa ka dhacay Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka ardayda reer Aw-Digil magaciisana ah "Nahda Association for Somali Youth in Sudan " ayaa ka dhacay Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan

Ujeeda kulanka ayaa ahaa in xilka madaxtanimo lagu wareejiyo gudoonka cusub ee dhawaan la doortay
kulani oo ahaa mid aad uxasaasi ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuulyiih kala duban kuwaasoo ay ka midka yihiin:

Xoghayaha Guud ee Ururka Ahlu-Sheikh ee Dalka Sudan Dr.Cimraan Axmed , Gudoomiye ku xigeenka Ahna Xoghayaha Arimaha dibbada ee ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan Mudane Axmed C/qaadir (Buux) iyo Eng. Saciid Rajab oo ah Macalin Soomaali kaasoo dhiga Jaamacada International University of Africa ku waasoo ka soo jeeda Beelaha Digil iyo dhamaan Ardayda ku nasab sheegata beelaha Digil ee ku sugan Dalka Sudan


qabsoomida kulankaani ayaa waxaa isku hoolay Eng. C/laahi Godey iyo C/raxmaan Abuubakar ku waaso gacan weyn ka geystay kulankaasi

ugu dambayn ayaa halkaasi waxaa lagu soo ban dhigay magacyada maamulka cusub oo kala ah sidan:

Abuukar Yare ( Gudoomiyaha Ururka )

Maxamed Nuur (Caadil) Xog-haya Guud ee Ururka

Maxamed Cabdi nuur (  Arimaha Dibada)

Nuuradiin Cusmaan ( Arimaha maaliyada)  

maxamed Axmed (Sabriye) War faafinta & Dhaqanka

Khadiija ( Xog hayaha Haweenka)

Gabagabada kulanka ayaa halkaasi waxaa ka hadlay Gudoomiyahii hore Mudane Cabdi Raxmaan Yuusuf (Laal) ugu dambayna xilka ku wareejiyay maamulka cusub , kuna dardaarmay inee xilkoodii si wacan ugutaan









Filo Sawirada Xafladaan Goordhow

Caadil Xaaji Cabdi

Khartoum-Sudan

Caadil33@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip