Inta Aan DM Waxba Ku Laheyn oo Ah Jagooyinka Dowlada Soomalaiya

0
05 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Inta Aan DM Waxba Ku Laheyn oo Ah Jagooyinka Dowlada Soomalaiya

    waxaan idin soo gudbineynaa xuquuqo dhowr ah oo ana dadka DM waxba laga siinin xaqii dowladnimo ay ku lahaayeen dowlada uu madaxda ka yahay madaxweyne koodaaye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan idin soo gudbineynaa xuquuqo dhowr ah oo ana dadka DM waxba laga siinin xaqii dowladnimo ay ku lahaayeen dowlada uu madaxda ka yahay madaxweyne koodaaye
1-Taliyaha Ciidamda Xooga Soomaaliyeed


2-Taliyaha ciidanka Asluubta soomaaliyeed


3-Taliyaha Ciidamda Sirdoonka


4-Taliyaha Ciidanka Badda


5-Taliyaha Laanta Socdaalka


6-Gudoomiyaha Maxkamada Sare



7-Gudoomiyaasha  Maxkamadaha Ciidanka


8-Gudoomiyaha Maxkamada Shacabka

9-Gudoonka Sare ee Bankiga Dhexe Soomalaiya


10-Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka


11-Maamulka Sare, Dhexe, Iyo Xamaaliba Dekeda Muqdisho


13-Maamulka Gobolka Banaadir Caasimada Soomaaliya 

14- Qunsulooyinka Inta Safaaradood Ee Caalamka aanu ku leenahay, 
14- xoghayaasha iyo diplamaasiyiinta kale ee ka howl gala safaaradahaasi



15-Hogaanka Maamulka Madaxtooyada

16- Wakiilada UN-ka Janeva

17 Wakiilka UN Ee NY

18- Midowga Afrika

19- Midowga Jaamacada Arabta

20- Bankiga Islaamka

21- Wakiilada Wadamo badan oo Afrika ah oo laga dhigey M.Ali Americo.

22- Agaasimiyaasha & Agaasime waaxyada hay'adaha Dowladu

DM Dowladu Ma Kishbooy ayey ka yihiin ama Dad dowlada wax ka leh?






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip