Dhalinyerada Isbedel Doonka Arlaadii Ee Australia Oo Baaq Udiraya Dowlada+ Wareysi

0
07 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyerada Isbedel Doonka Arlaadii Ee Australia Oo Baaq Udiraya Dowlada+ Wareysi

    Gudoomiyaha Dhalinyearda Isbedel Doonka Ah Ee Arlaadii oo ka dhisan Wadanka Australia Mudane Axmadeey madey Midoowe ayaa wareysi uu bixiyey ku taageerey Dhaq dhaqaaqii xaq doonka ahaa ee ay bilaabeen Xildhibaanada DM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Dhalinyearda Isbedel Doonka Ah Ee Arlaadii oo ka dhisan Wadanka Australia Mudane Axmadeey madey Midoowe ayaa wareysi uu bixiyey ku taageerey Dhaq dhaqaaqii xaq doonka ahaa ee ay bilaabeen Xildhibaanada DM.


Amadeey Madey Midoobe
 ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyey kulan ay isugu imaadeen dhalinyerada isbedel doonka ah oo uu asaga madaxda ka yahay , waxayna ka hadleen 

1-    In taageero hiil iyo hooba ay la garab istaagan yihiin Xildhibaanadii Bilaabey Xaqooda iney u istaagan

2-    Waxay Ugu Baaqeen Dowlada Madaxdeeda Iney iska daayaan Sad Bursiga iyo dulmiga Qaawan ay banaanka lasoo istaageen madaxdii dalka ugu sareysey.

3-    Malaaqyada DM Baydhabo Kushiraya Walaaliyaal Adeeriyaal Abtiyaal waad seexateen ee jiifka ka kaca waxaan idinka sugeyney go’aano ad adag iyo talaabooyin muhiim ah laakiin weli waad jiiftaan.

4-    Jaaliyada DM UK miyaadan damiir laheyn oo aadan ka xishooneynin ceeb  side suuragal ku noqotay inaad indhaha ka daawataan madaxdii xaqii dadkiina dafireen oo idin imaadey inaad ku hor muujin weysaan bananabaxyo habeen iyo malain ah taariikhdaa idin xusi doonta walaahi.

5-     Waxaa Taageero Hiil & Hoopa leh la garab istaageynaa  Ganacsatda iyo Dhalinyearda ay hormuudka ka noqdeen  Dib usoo nooleynta Jabhadii Xaq dhicinta aheyd ee RRA.

Axmed Madey Midoobe oo aad u careysanaa ayaa ugu baaqey jiilka soo koraya iney hurdada dhaqsi uga kacaan oo ay bilaabaan talaabooyin muhiim ah , wuxuuna useeegey in Ururkooda uu ufuran yahay Muwaadin kasta oo DM  ah.

 Emmed Mad Mukhtaar

 Email: madeey@hotmail.com

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip