Jaaliyada Soomaali Maay Holland Oo Kulan Ka Yeeshey Aayaha Deegaanada Arlaadii+Sawiro

0
15 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 5087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Soomaali Maay Holland Oo Kulan Ka Yeeshey Aayaha Deegaanada Arlaadii+Sawiro

    Kulankaan oo ahaa mid ay isugu imaadeen Xubnaha jaaliyada gaar ahaan Madaxda Jaaliyadaasi & Qaar kamdi ah Xubnaha ayaa waxaa loogu hadlay Arimo badan oo deegaanadii khuseeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankaan oo ahaa mid ay isugu imaadeen Xubnaha jaaliyada gaar ahaan Madaxda Jaaliyadaasi & Qaar kamdi ah Xubnaha ayaa waxaa loogu hadlay Arimo badan oo deegaanadii khuseeya.
Waxaana kulankaasi Goob Jooga ka ahaa Oo khudbad dhiira gelin ah ka jeedey Gudoomiyaha Jaaliyada Switzerland  C/naasir Mayow Meere.

Gudoomiyaha jaaliyada Somali Mai ee Holland Yuusuf dhurre ayaa Shirkaasi ka sheegay in ay socoto howlo lagu diiwaangelinayo jaaliyada si loo agaado inta qof oo somali mai ku abtirsanaysa ee kunool wadanka Netherland, ka dibna ay isku dayaayaan  sidii dadkaasi ugu qeyb qaadan lahaayeen horumarinta arimaha Bulshada ee deegaanadii Arlaadii.





Abdi Baydhabo Netherland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip