Xildhibaan Yacquub: Saacid Hadii DM Uu Xaqirey Maanta Jawaabtiisa Way La Taalaa+Wareysi

0
16 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Yacquub: Saacid Hadii DM Uu Xaqirey Maanta Jawaabtiisa Way La Taalaa+Wareysi

    Xildhibaan Yacquub Oo Ka Hadlay Mooshinka La Gudbiyey ayaa wuxuu uga waramay idaacada warsan Baydhabo wuxuuna sheegey in lagu qanci waayey waxyaabihii ay qabatay mudadii ay jirtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Yacquub Oo Ka Hadlay Mooshinka La Gudbiyey ayaa wuxuu uga waramay idaacada warsan Baydhabo wuxuuna sheegey in lagu qanci waayey waxyaabihii ay qabatay mudadii ay jirtay.




Dadka soomaaliyeed ha bartaan in Mas’uul kasta lala xisaabtami karo oo waxna laga weydiin karo mudadii uu xilka haayey.

Saacid waxaa mooshin ka gudbiyey 100 Xildhibaan oo intooda abdan ay yihiindadkii uu asaga xaqooda duuqey laakiin waxaa manta lasiiyey mirihii uu abuurey asag.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip