Reer Baydhabo Oo Loo Diidey Iney Ka Bananabaxaan Fool Xumada Kismaayo.

0
19 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 9 0
  • Share via Social Media

    Reer Baydhabo Oo Loo Diidey Iney Ka Bananabaxaan Fool Xumada Kismaayo.

    Qaar kamid ah Ururada Bulshada Rayidka Fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo diidey sida ay BANA Usheegeen iney shucuurtooda ka muujiyaan Arinta fool xumada dhul boobka ah eek a jirta Kismaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah Ururada Bulshada Rayidka Fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo diidey sida ay BANA Usheegeen iney shucuurtooda ka muujiyaan Arinta fool xumada dhul boobka ah eek a jirta Kismaayo

Qaarkamid ah Ururada Bulshada Rayidka oo aan la xiriirney ayaa waxay BANA & Amaandhoorey usheegeen  in aysan ka hadli Karin arinkaasi  oo la yiri waa la sameyn doonaan laakiin hada ma ahan taasoo ay dad badan la yaabeen.

BANA/Amaandhoorey ayaa manta aisku dayey inay la xiriiraan Maamulka laakiin qaarkamid ah hoos joogtada Maamulka ayaa waxayba naga hor keneen anaga Maamulka Gobolka Baay ayaa nahay ee kismaayo maxaa naga galay , gudoomiyahna lama heli karo hada.


Waxaan filayaa iney dad abdan arinkaan is weydiinayaan sababata caasimada arlaadii oo laga xukumi lahaa Jubbooyinka iyo meel kaleba oo xur ah shabaab ayaa heysatana aan la dhihi Karin waxa looga banana bixi la’yahay.

Jawaabta su’aashaasi filo waqtiga xiga ee nooga soo horeeya , xogaga muhiim ah, sawiraaan iyo codba insha alaah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip