Warbiix Ku Saabsan Arinta KismaayoSawir Gacmeed & Cod

0
23 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3066
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Warbiix Ku Saabsan Arinta KismaayoSawir Gacmeed & Cod

    Gobolada Hubooyinka ayaa waxaa ka taagan Dhibaato aad u xoogan taas oo timaadey kadib markii dadkii deegaanka lahaa intooda badan la barakiciyey oo ay qabsadeen dad kor ka imaato ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolada Hubooyinka ayaa waxaa ka taagan Dhibaato aad u xoogan taas oo timaadey kadib markii dadkii deegaanka lahaa intooda badan la barakiciyey oo ay qabsadeen dad kor ka imaato ah. Kismaangy i Kista magacaas ayey caan ku aheyd oo waxaa deegaankaasi iska leh Soomaalida loo yaqaano " Soomaali MAI " , dadkiid eegaanka lahaa waxaa waxaa laga dhigey mid la yiraahdo waa argagixiso, mid la dilo, mid lla xiro mid loo hanjabo, mid la barakiciyo  iyo mid loo gacan galiyey cadow  shisheeye.

 hadaba waxaa is weydiin mudan  Maamuladaan " KOOYTADA AH" ma noqon doonaan kuwo ka aramiya dhulkaasi hadii la helo dowlad caadil ah, xitaa hadii dowlad sidaa ah la waayo waayo Dhulkii iyo Deegaankii fiiri magaca ay wataan , dadka meesha taagan xiligaana waxa ay xambaarsan yihiin iyo sida ay kala yihiin.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip