Langshy Ing Dorany, lang Dadow Kaaly+ Kartoon Cajiib Ah

0
24 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 1
  • Share via Social Media

    Langshy Ing Dorany, lang Dadow Kaaly+ Kartoon Cajiib Ah

    Waxaa la yaab leh in Qof mas'uul ah oo dowlad ku jiro xilka loo dhiibeyna uu yahay in loo qoondeeyey beeshiisa ama qowmiyada uu kasoo jeeda qaxeedii dowladeed ay laheyd oo hadana habeen iyo maalin utaagan inuu kaalo dad kale oo aan marnaba soo x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la yaab leh in Qof mas'uul ah oo dowlad ku jiro xilka loo dhiibeyna uu yahay in loo qoondeeyey beeshiisa ama qowmiyada uu kasoo jeeda qaxeedii dowladeed ay laheyd oo hadana habeen iyo maalin utaagan inuu kaalo dad kale oo aan marnaba soo xasuusaneynin dadkiisa iyo deegaankii uu meesha ku joogey.
 Dadka DM waa dad aad ugu dambeeya Magac Dowladnimo waxad macquul ah  ninkii aabahooda iyo hooyadooda diley hadii shaar dowladeed loo soo geliyo iney boorsada uqaadaan oo ay iska ilaabaan Dulmigii loo geysey, micnaheygu waa  Qofkii xil loo magacaabo wuxuu ushaqeynaa keliya dad kale oo wuxuu ilaabayaa dadkiisa.

Maxaa dhacay oo xaqiiq ah dib ufiiri taariikhda.


Gaandi Wasiirka Gaashaandhiga Intuu Ahaa Wuu  ugu faa’iideeyey dadkiisa wuxuu ka dhex sameysey Ciidan awood leh oo markuu doono ugu talagalay inuu ku fusho howshiisa gaar ahaaneed, waana tii Magaca AZANIA naga dhacay kadibna ciidankaasi aad aragteen halka ay manta joogaan oo xoog ku qabsadeen.

Bare Hiiraale wuxuu ahaa Wasiirkii Gaashaandhiga Dowladii dambe ee dalka soo marey wuxuu si gaar ah uga faa’iideeyey dadkiisa iyo deegaankiisa waad ujeedaan maantana dhulkeena xoog ay ku qabsadeen ay leeyihiin kismaayo anagaa leh. 

 Waxaa iisoo horey ninka wejigiisa meeshaan ku sawiran al ustaad FIQI, halkii aanu ka sugeyney inuu ciidamo badan soo saaro kuwii deegaanka laga soo aruuriyey ayaa kala direy kadib markii ku abuurey cuqdad iyo murugo  kadib markii ciidankii Baydhabo laga diyaariyey intuu mushaar la dulmarey  Baydhabo Oo ka qeybiyey GARBAHAAREY

Gunaanudka Qormadeena Raga Jagooyinka Loo Magacaabey ooa an weli si toos ah loo shaacinin  waxaanu ugu baaqeynaa ineysan noqon dad kaalmo u ah beelo kale oo ha isku xilqaamaan iney deegaankooda iyo dadkooda wax taraan.

Fiqi Oo Ka Hadlaya Arimaha Mushaaraadka Ciidanka Halkaan Ka Dhageyso Kadib Markii Mushaaradka La Dul MArey Baydhabo Oo Garbahaarey Geeyey




Arts-ka Gacanta Quruxda Baadan Waa " KEEROW" Soo Gudbintii Madyerow Aaming 
Amaandhoorey & BANA Maalinkasta KA Filo Kortoon Micno Weyn Xambaarsan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip