Saxaafadu Saaxiib Joogto Ah Ma Lahan" MAITV Oo Miisa Saaran

0
31 May, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Saxaafadu Saaxiib Joogto Ah Ma Lahan" MAITV Oo Miisa Saaran

    Sawir gacmeedkii keerow ayaa saaka wuxuu ifinayaa ama uu ka sheekeynayaa micno aad uweyn oo weligeed soomaali may qaabkii loola dagaalami jirey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir gacmeedkii keerow ayaa saaka wuxuu ifinayaa ama uu ka sheekeynayaa micno aad uweyn oo weligeed soomaali may qaabkii loola dagaalami jirey.

Soomaaliyeey aan idin bayaanshee sawir gacmeedku waa agaasimihii Soomaali MaiTV  liban Hussein oo wejgiisa ku aadan TV. Qaranka lagu sheego  laakiin dhinac keliya u xaqliya kan gadaalna waa kii MAITV oo Liban dhabarka aadiyey ee maxaad ku micneyn laheyd.

Dagaalkaan muxuu ahaa?

Libanse hadii 12 sano MAITV keligiisa wadey manta maxaa keeney in Dhabarka uu aadiyo.


Waa Fikradii Keerow Arts, Amaandhoorey & BANA 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip