GOPOY "Digil I miriflow dadnimy isky daynow o dalkii dhisinooy

0
13 August, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 10 0
  • Share via Social Media

    GOPOY "Digil I miriflow dadnimy isky daynow o dalkii dhisinooy

    Waxaa alifey: mohamoud Mohamed abdi Address: hawlwadaag114@gmail.com Sudan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa alifey: mohamoud Mohamed abdi Address: hawlwadaag114@gmail.com Sudan

Geybty koowaad

Dalkii dayacney dugaagi ye ki toosiney daldalidahaay

Dadkiiny dardarney ku deerney daruufti ku muuqiti may deyi koro

Digil I mirifloow dadnimy isky deynooy o dadkii ku damqinooy .

Dowlida dhisineey iski degaalney  dantaany mi kasaano ku dereerney

Dir I darood dalsho dhisideena dabi fuulkun dereji mi le muku dereernana


Doogey dheega digil I mirifloow waaby damagsinaa demineedung

may ni daarey dib niing dhikey dadky noo dambooy sy

digil I miriflow dadnimy isku deynoy o dalki dhisinooy.

Dalkung daa’ingkeeny niing ki deegy biyooshey dereerayang

Digil I mirifloow may ni daarey o noo dobooley ing deyiwaayny.

Dal adi ing laheyny dareeng ku roogha  maay dibid ye dalka ki doorsitey

Dogaas may ku dorina dadkii derbiya yee fifidhiyang daruufeysiy’ing

Dogaalkiny dangdoraaysiy’ing dadow daawy ma haaysidaang 

De’ yertii ku doriy’ing dayacsiy’ing dowaad mahaaysidaang

Digil I miriflow ani waaby yaabe daciifnimaadung intee hanoo deerty.

Doolarkii dood ye dhamaaytey dibidoo ki didoodney ku shal dereerney

 Digil I miriflow May do eh oo dadkii li deersiyi kory o ha deerny ? .

Digil I miriflow dulinimidung inte ha koo deertey ing dohowiwaaysinty

Amy dudungsinaaw amy dulminaaw ay kiing doodee o kiing dacwoodee?


Waxaa alifey: mohamoud Mohamed abdi

Address: hawlwadaag114@gmail.com

Sudan 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip