Weligaa Ma Tagtay Xaflad Aan Laguugu Casumin Adoo Masuuliyad Sheeganaya?

0
15 August, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Weligaa Ma Tagtay Xaflad Aan Laguugu Casumin Adoo Masuuliyad Sheeganaya?

    Gudomiye kuxigeenka M/mulka D/Baydhabo ee waqtigooda dhamadey ayaa waxaa uu yimid kulankii Bulshada rayidka ee Baydhabo isagoon lagu marti qaadin ,waxaana layaab iyo amakaag ku noqotey dadweynihii kasoo qayb galay kulanka markii ay arkeen Barake oo i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudomiye kuxigeenka M/mulka D/Baydhabo ee waqtigooda dhamadey ayaa waxaa uu yimid kulankii Bulshada rayidka ee Baydhabo isagoon lagu marti qaadin ,waxaana layaab iyo amakaag ku noqotey dadweynihii kasoo qayb galay kulanka markii ay arkeen Barake oo isu bedeley sawir qaade isagoo marna kacaya marna farisanaya sidii qof xanuun haya oo kale.

Ugu danbeyna waxaa uu iska fariistey meel gees ah sidii isagoo karantiil ah ,si kastoo uu u naqmaba qaban qaabiyaasha kaluanka ayaa howshooda sidii loogu tala galey u dhameystey.

Sida ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah markuu kulanka idlaadey waxaa uu warbixinta kulanka Manchester Hotel ka dhacay u jeediyey kusimaha Gobolka Shiini Malin iyo wixii xubno ahaa la joogey isagoo weliba tallo iyo amarba ku bixinayay qaban qaabiyaasha shirka qaasatan Gudoonka ururka haweenka Gobol iyo Degmo Muraya Dheer iyo Xaawey Sokorey,GudomiyahaSportska G/Baay Daahir Zamarano,iyo Ururka Dhalinyarada Gobol iyo Degmo.


Isku soo wada duub Barake waxaa uu ku guul dareystey rabitaankiisa maxaa yeeley kuwooda in dareen ah ku danbeeya ayaa ku taliyey inaan arinka Bulshada Rabitaankooda ah hada laga daba tagin ayaamo ka dib in loo radiyo shaqsi shaqsi denbina lagu soo oogo taaso xogtaasi markey heleen Bulshadii rayidka ay sugahayaan waxa ay lasoo ban bixi donaan.






Mad yarrow Amiin 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip