Bamaanbax Lagu Taageerayo Caleema Saarka Malaaq Dr. Cali oo Baydhabo Ka Dhacay+Sawiro

0
18 August, 2013 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Bamaanbax Lagu Taageerayo Caleema Saarka Malaaq Dr. Cali oo Baydhabo Ka Dhacay+Sawiro

    kumanaan dad ah oo qaarkood ka imaadeen baadiyaha fog iyo kuwo ku xeeran baydhabo ayaa maanta waxay Baydhabo ka sameeyeen Banaanbaxyo lagu taageerayo Caleema Saarka Malaaq Oo Maanta Si Toos ah uga dhacay Hotelk-ka Eethang Ee Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kumanaan dad ah oo qaarkood ka imaadeen baadiyaha fog iyo kuwo ku xeeran baydhabo ayaa maanta waxay Baydhabo ka sameeyeen Banaanbaxyo lagu taageerayo Caleema Saarka Malaaq Oo Maanta Si Toos ah uga dhacay Hotelk-ka Eethang Ee Baydhabo.
Caleema saarkaan malaaq Dr. Cali xaaji ayaa ka sokow beeshiisa waxaa kasoo qeyb galey dhamaan malaaqyada iyo waxgaradka reer baydhabo oo ana qabiil laheyn waxayn dhamaantooda ahaayeen kuwo aad ugu faraxsanaa oo si kal iyo laab leh  ugu tahniyadeynayeen Mlaaqa Cusub oo maanta si rasmi ah loogu dhiibey Ushii Malaaqnimada, dharkii cadaa ee Hidaha Soomaali Maay iyo Xunkii Beesha intaba.

Caleemasaar malaag Ali Xaaji Mukhtaar manata wuxuu ahaa mid taariikhi ah waxaana taageeriyaashu ay wateen ilaa 14 baabuur oo dadka saaran dhamaantood fantasiyo kala duwan, dharkii daha iyo dhaqanka, Durbaano, Falaar, Iyo Wixii lagu kasayey dadka reer badiyaha  marka ay faraxsan yihiin oo xaflad sameysanayaan.


Taageeriyaasha malaaqa ayaa waxy ku weerarayeen halkudhig ahaa " GEETHAGHII JINGKAA BOOTHY  MIRIFLOW BOOTINGA KOO FATHEE" 
Taasi oo macnaheedu ay tahay in laga gudbo Malaaqyadii Hore qaabka lagu soo dooran jirey kariteeriyadooda.









Bashiir Maxamed Aden



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip