Sh.Macalin Nuurow Hadii Dowladu Ay La Heshiiso Axmed Madoobe Anagana Waan Ka Baxeynaa.

0
22 August, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 25 3
  • Share via Social Media

    Sh.Macalin Nuurow Hadii Dowladu Ay La Heshiiso Axmed Madoobe Anagana Waan Ka Baxeynaa.

    Shiino Macalin Nuurow oo ah Kuxigeenka Maamulka Gobolka Baay ahaan jireyna Abaan duuliyaashii Jabhadii Dib U Xureynta RRA ayaa wuxuu ku dhawaaqey hadal kii ugu wanaagsanaa hadii uu helo taageero dhinac kasta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiino Macalin Nuurow oo ah Kuxigeenka Maamulka Gobolka Baay ahaan jireyna Abaan duuliyaashii Jabhadii Dib U Xureynta RRA ayaa wuxuu ku dhawaaqey hadal kii ugu wanaagsanaa hadii uu helo taageero dhinac kasta ah.

Mudane Shiino Macalin Nuurow wuxuu manta kulan la qaatay Odoyaasha Malaaqyada ah ee talaabada horumarka ah qaadi waayey mudo sanad ah oo ay ku shirayaan Baydhabo ayaa wuxuu usheegey in hadii Dowladu ay Axmed Madoobe la heshiiso ay mudan tahay in DM dhamaantooda ay ka baxaan Dowlada taasoo aad loogu sacbiyey oo lagu wada farxay hadiiba sacbiskaasi uusan noqon " HAATOYTY REEWUNEED” .


Shiino Macalin Nuurow ayaa sidoo kale Golaha Malaaqyada wuxuu ujeediyey Fikir ah in ciidamda Magaalda Dadka ku dhibaya loo baahan yahay in dhowr boqol ayaga ah loo qaado difaaca Dhulka Sh. Hoose oo boob xoogan ka socda ayuu yiri,

Shiino Macalin Nuurow aya cadeeyey in Ciidamo Somaliland ah dooman lagu keney Sh. Hoose qaab difaac Biyo Maal ahaan ee laakiin ma ahan ujeedadu saas waa mid ka weyn difaac iyo taageero ee waa Dhul boob dedban waad arki doontaan ayuu yiri.

Hadaba Soomaaliyeey Hadalka SHIINO waa war lasheego kii ugu wanaagsanaa hadii loo raadiyo taageero nooc kasta ah ee dib ugu laabta hadalkii Guurow shalay ee ahaa KACA KACA KACA.

Abowasharow Arlaathy



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip