Daawo Sawirada Mudaarahaadkka baydhabo oo Weli Soconaya

0
31 August, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 32 4
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Mudaarahaadkka baydhabo oo Weli Soconaya

    Mudaaharaadkaan ayaa weli wuxuu ka soconayaa Baydhabo waxaana ka qeyb qaadanayaan dhamaan intii nafba ku jirto oo Baydhabo kunool marka laga reebo ciidamda Amisom.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudaaharaadkaan ayaa weli wuxuu ka soconayaa Baydhabo waxaana ka qeyb qaadanayaan dhamaan intii nafba ku jirto oo Baydhabo kunool marka laga reebo ciidamda Amisom.
Wariyaasha Baydhabo ee Warbaahinta Arlaadii ayaa waxay kusoo waramayaan inuu weli Mudaarahaadku uu kusocdo si xawli ah  kaasoo xiriirkii iyo kalsoonidii loogu jaray Dowlada Garguurte,, Madaxweyne Xasan Safarow waxaana Mudaaharaadka si wanaagsan ugu qeyb qaadanayaan Dhalinyerada Isbedel doonka oo shalay iyo ilaa hada wada Kicin aad u xoogan taaasoo ay dadkoodhan saameysey.














Inshaa Laah Waxad Naga Sugeysaan Sawiro Intaas ka BAdan & Wixii Lagu Hadley maqal & Muuqaalba Leh
Bashiir Mad Eethang


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip