Jaaliyadaha DM Ee Jarmalka, Netherland & Swiss Oo Taageerey Go'aanadii Baydhabo" Dhegma Dhegmy Fujiyaasy"

0
31 August, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1051
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyadaha DM Ee Jarmalka, Netherland & Swiss Oo Taageerey Go'aanadii Baydhabo" Dhegma Dhegmy Fujiyaasy"

    Shir deg deg ah oo ay Galabta ku yeesheen magaalada Amesterdam ee dalka Holland qaar kamid ah jaaliyadaha DM ee Jarmalka, Netherland & Swiss ayaa si weyn loogu taageerey Go'aanadii & Banaanbaxii Taariikhiga ahaa ee DM ay ku yeesheen Maan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir deg deg ah oo ay Galabta ku yeesheen magaalada Amesterdam ee dalka Holland qaar kamid ah jaaliyadaha DM ee Jarmalka, Netherland & Swiss ayaa si weyn loogu taageerey Go'aanadii & Banaanbaxii Taariikhiga ahaa ee DM ay ku yeesheen Maanta Magaalada baydhabo.

Jaaliyadaha ayaaa waxay Go’aan ku gaareen Hoo iyo Hiilba in lala garab istaago Shirka baydhabo ka furmaya oo maamul goboleed 6 Gobol ah lagu dhisayo kaasoo ay ku dhawaaqeen siyaasiyiinta & Malaaqyada DM manta.

Waxba ka hagran meyno ayuu yiri Gudoomiyaha Jaaliyada DM ee Jarmalka Hasanow Mad Idriis oo shirkooda kadib la hadlayey warbaahinta arlaadii oo xiriir khadka taleefonka ah la yeelatay waan la jahaadeynaa Kooxda Raaskambooni iyo wixii la garab ahba.


Madey Ibraahin oo asna u hadlayey Jaaliyada Netherland ayaa wuxuu yiri waa laga soo gudbey xiligii hadalka keliya ee waxaanu diyaar la nahay nafteena Maalkeena iyo Akhligeena inaan ku biirino Malaqyadeena.

Halgamaa Dr. Amaandhoorey oo asna shirkaasi lagu casumey ayaa wuxuu Baaq kulul ujeediyey Dowlada Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kale Xildhibaanda DM wuxuu ugu baaqey in dhaqsi ay baydhabo ku tagaan oo ay adeecaan Go’aankii Malaaqyada hadii ay diidaana in laga qaato go’aano deg deh  kii taga arlaadiina la xiro , la ciqaabo hadii ay ku adkeystaan iney wheel usoo noqdaan Mr. Safarow & Dowlada lagu Sifeeyey Beelaha Hawiye & Daarood.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip