Xafiiskii Mamaulka Gobolka Baay Oo Laga Taagey Calankii Dhulka & Dowlada Arlaadii Yeelan Doonta.

0
07 September, 2013 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2017
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 14 0
  • Share via Social Media

    Xafiiskii Mamaulka Gobolka Baay Oo Laga Taagey Calankii Dhulka & Dowlada Arlaadii Yeelan Doonta.

    Xafiisyada Mamaulka Gobolka Baay oo weligooda lagu taagi jirey Calankii Naga wada dhexeeyey ee Kii Soomaaliga aad wada kaseyseen ayaa xiligaan waxaa ka dul babanaya Xafiisyadii Deegaanka Calankii Deegaanka ee Gobolada 6 –da taasoo ay dad abdan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiisyada Mamaulka Gobolka Baay oo weligooda lagu taagi jirey Calankii Naga wada dhexeeyey ee Kii Soomaaliga aad wada kaseyseen ayaa xiligaan waxaa ka dul babanaya Xafiisyadii Deegaanka Calankii Deegaanka ee Gobolada 6 –da taasoo ay dad abdan aad ugu farxeen.

Waxaa Guul iyo horumar wanaagsan oo lataaban karo ah in Mamaulkii Arlaadii ee Gobolka Baay Xafiiskooda si aan shaki iyo mugdi ku jirin loogu taago Cankii Dhulka ugaar ahaa ee ee 6-da Gobol Ee Koonfur Soomaaliya.

Calnkaan oo in mudo ah ciil iyo dhibaato ku jirey weysanaana Hawada deegaankiisa ayaa waxaa loo fasaxay xiligaan oo loo ogolaadey inuu ka dul babado Halkii Gobolka laga xukumayey.


Hada soomaaliyeey gaar ahaan dadkii Calankaasi lahaayoow side u aragtaan Calankeena oo Maanta si xur ah Hawadiisa loogu ogolaadey oo laga soo bixiyey cariirigii iyo halkii  lagu aasey mudo ka hor?

Ma Tahay Talaabow anaagsan ama waa mid foolxunoo aan wanaagsaneyn Aragtadiina ayaan sugeynaa waxaana lagu wadaa in dhowaan lagu taago Gobolo Kale oo badan



Waxaa Mahad balaan Ujeedineynaa Madaxweynihii Ganane State oo Sawiraan Nasoo Gaarsiiyey Mudane  Nuur Maxamed Macalin ” BUKUROW”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip