Suugaantan culus su'aasha wadata ee ustaad Adam Increase tolow jawaab ma loo heleyaa ?

0
07 September, 2013 in English News by
  • Visits: 2341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 25 1
  • Share via Social Media

    Suugaantan culus su'aasha wadata ee ustaad Adam Increase tolow jawaab ma loo heleyaa ?

    Ustaad Adam Increase oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed aqoonyahanimadiisuna ku darsaday suugaanta Hodanka ah ee Soomaaliyeed waxaa uu halkan idin kugu soo gudbineyaa suugaan miisaan leh oo su'aalo wata taasoo weedheedi walbaba su'aal ku sidqeys

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ustaad Adam Increase oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed aqoonyahanimadiisuna ku darsaday suugaanta Hodanka ah ee Soomaaliyeed waxaa uu halkan idin kugu soo gudbineyaa suugaan miisaan leh oo su'aalo wata taasoo weedheedi walbaba su'aal ku sidqeysan kuna socota shucuubta dagta una nasabka sheegta 6 da gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya su'aashuse waxay tahay suugaantaan iska soo socota ee Ustad Adam tolow jawaab ma loo heli doonaa ayaase ka jawaabi doona ?






Maxaa cirka caadka daba-dhigay ? Maxaa caadka daruuraha daba-dhigay ? Maxaa daruuraha roobka daba-dhigay ? Maxaa roobka rayska daba-dhigay ? Maxaa rayska doogga daba-dhigay ? Maxaa doogga xoolaha daba-dhigay ? Maxaa xoolaha caanaha daba-dhigay ? Maxaa caanaha subagga daba-dhigay ? Maxaa subagga dumarka daba-dhigay ? Maxaa ragga dumarka daba-dhigay ? Maxaa ummadda Koonfur Galbeedna aayaheeda Culusow iyo Axmed Madoobe daba-dhigay ?


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip