Walaalkiisa Dile Oo Maanta Mansab Doon Ah

0
22 February, 2014 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 32970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 15 1
  • Share via Social Media

    Walaalkiisa Dile Oo Maanta Mansab Doon Ah

    Waxaa maanata magaalada Baydhabo isku soo sharaxay oo markiisa sawiradiisa Derbiyada soo surey Maxamed Aden Ibrahim (Farkeeti) kaasoo lagu Tawayo Inuu wax badan ka ogyahay Dilkii Alla Unaxriistee Halyeygii DM Marxuum Axmed-Rashiid Sheekh Maxamed Aa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanata magaalada Baydhabo isku soo sharaxay oo markiisa sawiradiisa Derbiyada soo surey Maxamed Aden Ibrahim (Farkeeti) kaasoo lagu Tawayo Inuu wax badan ka ogyahay Dilkii Alla Unaxriistee Halyeygii DM Marxuum Axmed-Rashiid Sheekh Maxamed Aadan QULQULE,

Farkeeto oo ah Ruux xildoon ah  ayaa waayahaanba wuxuu ka daba ordooyaa Shirarka & Kulamada ay hogaaminayaanGolha Malaaqyada DM Intooda Badan.

Farkeeti ayaa maanta Mansab doon ah Asagoo Dilka Walalakiisa ay Qol Isla Jiifeen wax badan ka og diiday inuu ka hadlo ama faah faahin dhab ah ka bixiyo .

Xaq ayuu uyeelan karaa Farkeeti inuu isku soo sharaxo xilkasta xitaa madaxweyne laakiin waxay tahay Taasi markuu meel kusheego qofka uu ahaa Habeenkii Axmed Rashiid La Dilayey oo ay qolka isla jiifeen Qofka Soo wacay ee Axmed-Rashiid Sheekh Maxamed Aadan QULQULE,  Ubelistey markuu aadeyna La Diley ayadoo habeenkaasi Indhiiisa Shanta ahaayeen Farkeeti oo dadka qaar ay noo soo gudbiyeen Tuhun ah inuu asagaba ka dambeeyey walow dad abdana ay aaminsan yihiin gacan shisheeye laakiin farkeeti aanu ka marneyn.


Inta ka naxaysa Dhiiga Walaalkooda Axmed-Rashiid Sheekh Maxamed Aadan QULQULE, waxaanu ugu baaqeynaa Iney u istaagaan ka warkeenida Farkeeti waxa uu ka ogyahay Dilkii Axmed Rashiid Ala Ya Raxma oo Shirkii Kenya lagu diley sanadka markuu ahaa.

TIXRAAC HORE WARBIXINTII BAIDOANEWS SANADKII 2011
Qore: Abowasharow
Email: fahadbaay@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip