Dhageyso:- Taliyaha Guutada 6aad: "Leego Al-shabaab ayaan ku sugeeynaa"

0
09 July, 2015 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:- Taliyaha Guutada 6aad: "Leego Al-shabaab ayaan ku sugeeynaa"

    iyada oo dhawaan Al-shabaab ay qabsadeen Askar badanna ku dileen Leego ayaa waxaa wali halkaasi ka jira Cabsi badan oo heysata Dadka Degaankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyada oo dhawaan Al-shabaab ay qabsadeen Askar badanna ku dileen Leego ayaa waxaa wali halkaasi ka jira Cabsi badan oo heysata Dadka Degaankaasi.
Taliyaha Guutda Lixaad ee Dolwadda Soomaaliya Axmed Max’ed Tareedishe ayaa u sheegayWarbaahinta Arlaadi in iyaga iyo Al-shabab midna uusan joogin Leego laakijn ay iyaga u dhow yihiin islamarakan ay sugayaan Al-shabab oo soo gala Magaalada si ay u wiiqaan awoodda Al-shabab sida uu hadalka u dhigay.

waxaa uu sheegay in howl gallo joogta ah ay ka sameeyaan inta u dhaxeysa Walla weyn iyo Yaaq-Bari weyne waxaana uu sheegay in halkaasi ammaankeeda la isku halleyn karo xilligan isaga oo intaa ku daray in Al-shabaab ay wali kujiraan Duurka sida uu hadalka u dhigay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip