Malaaq Cusmaan Abshir Cali Waxaa si Wayn Loogu Caleemasaaray Magaalada Baydhabo Xarunta Wadnaha Koonfurta Soomaaliya

0
07 January, 2017 in by Adam Increase
  • Visits: 1563
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Malaaq Cusmaan Abshir Cali Waxaa si Wayn Loogu Caleemasaaray Magaalada Baydhabo Xarunta Wadnaha Koonfurta Soomaaliya

    Magaalada Baydhabana xarunta wadnaha u ah Koonfurta Soomaaliya waxaa si wayn loogu caleemasaaray mid ka mid ah ugaasyada ama salaadiinta malaaqyada dhulwaynaha kulaala webiyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baydhabana xarunta wadnaha u ah Koonfurta Soomaaliya waxaa si wayn loogu caleemasaaray mid ka mid ah ugaasyada ama salaadiinta malaaqyada dhulwaynaha kulaala webiyada

 

War amuurtaasi la xiriira waxaa halkaa inooga soo diyaariyay wariyahayagii Ilyaas Cabdillaahi oo aalaaba inooga soo warama Koonfurta Soomaaliya, waxaana muuqaalka ku saabsiisan caleemasaarka malaaq Cusmaan Abshir Cali aad kaga bogan kadhaan qaybta hoose maqalka iyo muuqaalka idinkaga muuqanaya idam Alle

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip