• Ileys Inc
  • Xayaaysiin Nationlik
  • Home
  • Wararka
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
    • About Us
  • Contact Us

Shirka gollaha wasiirada oo ka dhacaya markii ugu horeysay meel ka baxsan Muqdisho

0
Monday July 10, 2017 - 16:36:34 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 269
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka gollaha wasiirada oo ka dhacaya markii ugu horeysay meel ka baxsan Muqdisho

    Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa warbaahinta u sheegay in fadhiga ugu soo horeeya ku yeelan doonaan magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobolleedka Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa warbaahinta u sheegay in fadhiga ugu soo horeeya ku yeelan doonaan magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobolleedka Jubbaland.

Ra’iisal wasaaraha ayaa arintan ku micneeyay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya dowladda iyo maamul gobolleedyada dalka ka jira.

Sidoo kale gollaha wasiirada ayuu sheegay in todobaadyada soo socda ku shiri doonaan qeybo kale oo dalka ka mid ah.

Shirka Kismaayo ee gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa dhici doona Khamiista nagu soo foolka leh ee todobaadkan.

Waa tallaabadii ugu horeysay ee oo ay qaado xukuumada Soomaaliya oo marar badan oo hore lagu dhaliilay in howlaheeda shaqo ku soo koobtay oo kaliya caasimada Muqdisho.
  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2018 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc