Maxaa Kulmiyay Jeneraal Morgan, Salaad C.Jeelle, C/qaybdiid, Barre Hiiraal?

0
29 August, 2017 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Kulmiyay Jeneraal Morgan, Salaad C.Jeelle, C/qaybdiid, Barre Hiiraal?

    Siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo shakhsiyaad caan ah ayaa kasoo muuqday kulan baroor diiq ah oo loo sameeynayay AUN wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac BArre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo shakhsiyaad caan ah ayaa kasoo muuqday kulan baroor diiq ah oo loo sameeynayay AUN wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac BArre.


Salaad Cali Jeelle, Sakariye Xaaji Cabdi, Jeneraal Moorgan Barre Shire Barre Hiiraalle, Cabdi Qaybdiid iyo siyaasiyiin kale ayaa kasoo muuqdan munaasabaddaas baroor diiqda ahayd ee lagu sagootinayay AUN C/raxmaan Jaamac Barre.

Marxuumka ayaa bishan gaba gabada ah ee August bilawgeedii ayuu ku geeriyooday magaalada Varginia ee dalka Mareykan-ka halkaas oo uu ku noolaa 26-kii sano ee bur burka Soomaaliya uu ka jiray.


Hoos Ka Daawo sawirrada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip