Sawirro:Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Sameeyay Arin aaan weli lagu arkin Hogoomiyaasha KGS?

0
04 September, 2017 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Gudoomiyaha Gobalka Baay oo Sameeyay Arin aaan weli lagu arkin Hogoomiyaasha KGS?

    Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdi Raxmaan ayaa Magaalada Baydhabo , ka bilaabay Howlo nadafadeed oo uu gudoomiyahuu horkacayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Baay Cali Wardheere Cabdi Raxmaan ayaa Magaalada Baydhabo , ka bilaabay Howlo nadafadeed oo uu gudoomiyahuu horkacayo.

 

Gudoomiyaha  ayaa horey u balanqaaday in u soo celin doono  , bilicda Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Somalia, ayaa u muuqda in uu ka dhabeeyay balanqaadkiisi  xiligan maadama  isaga qudhiisa uu ka qeyb qaadanayo ololaha bilic soo celinta Baydhabo.

Gudoomiyaha Gobolka Baay ayaa sidoo kale balanqaaday inuu wax ka qaban doono howlaha horyaala maamulkiisa oo ay kamidtahay wax ka qabashada amni darada kajirta deegaano kamid ah Baay, sidii  Ururka Al shabaab looga saari lahaa meelo kamid ah Gobolka iyo ugurmashada dadka danyarta ee waxba heysan.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip