Xisaabiyaha Guud oo Shaqaaleysiiyay Dadkii Ugu Badnaa ee Ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay?

0
12 September, 2017 in by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisaabiyaha Guud oo Shaqaaleysiiyay Dadkii Ugu Badnaa ee Ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay?

    Waxaa Somalia kusii xoogeysanaaya qabiilka la qarameeyay waxa ayna tani ka dhextaagan tahay dhammaan xarumaha dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Somalia kusii xoogeysanaaya qabiilka la qarameeyay waxa ayna tani ka dhextaagan tahay dhammaan xarumaha dowladda Federaalka.

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Somalia Axmed Yuusuf Muumin "Siraaji” ayaa isku badalay Xafiis qoys ka dib markii uu shaqaalaha inta badan ka dhigay kuwa ku heyb ah.

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Axmed Yuusuf Muumin "Siraaji” ayaa Sanadkan shaqaleysiiyay  20 qofood  oo ka soo jeeda Beesha uu ka dhashay ee Xawaadle.

Siraaji  ayaa sanad walba Shaqaalaysiiya, tiro dad ah Kuwaasi oo aay yahiin isku beel Hoose, Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha  DFS Iyo Xisaabiyaha Guud ee Dowladda "Siraaji” ayaa isku dhacay  Dhowr jeer ka dib markii  aay isku mari waayeen’ dadka uu shaqalaysinayo ,oo uu inta badan ku  soo xusho  Beesha uu ka dhashay ee Xawaadle.


Qabyaalada ka dhex jirta xarumaha Dowladda ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay waxaana xusid mudan in ay noqotay ”yaa kugu qabiil ah” taas oo ah wax laga xumaado.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip